1. Home
  2. Banaadir

Category: PUNTLAND

Golaha Wakiilada Puntland oo xasaanada ka qaaday Xildhibaan hore Cabdirashiid Yuusuf

Kulan ay maanta magaalada Garoowe ku yeesheen Golaha Wakiilada ee dowlad goboleedka Puntland ayay ku go’aamiyeen in xasaanada laga qaado Xildhibaan hore Cabdirashiid Yuusuf Jibriil. Guddoonka kulanka ayaa ku dhawaaqay in38 Xildhibaan oo ka tirsan…

Puntland oo sheegtay in ay sharci la tiigsan doonto Xildhibaan Cabdirashiid Yuusuf

Dowlad gobolleedka Puntland ayaa sheegay in caddaalada lala tiigsan doono Xildhibaan Cabdirashiid Yuusuf Jibriil oo dhawaan iska casilay golaha wakiilada Maamulkaasi. War qoraal ah oo ka soo baxay Xeer ilaalinta Puntland ayaa lagu sheegay in…

Xildhibaan Cabdirashiid Abwaan oo iska casilay xilkii uu ka hayay Golaha Wakiilada Puntland

Xildhibaan Cabdirashiid Abwaan, oo ka tirsanaa Golaha Wakiilada Puntland kana soo baxay deegaanada Sanaag, ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay inuu iska casilay xilkii xildhibaanimo. Xildhibaan Cabdirashiid ayaa kamid ahaa xildhibaanada kasoo jeeda gobollada Sanaag…

Diiwaan galinta Doorashada ayaa ka billaabatay magaalada Jowhar

Magaalada Jowhar ee caasimadda KMG ah ee  Dowlad goboleedka Hirshabeelle waxaa maanta ka billaawday  diiwaangalinta doorashooyinka ee golaha deegaanka. Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorrashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa magaalada Jowhar ee caasimada maamulgoboleedka Hirshabeelle waxa ay…

Deni oo Safaaradda UK kala wareegay deeq isugu jirta Daawooyin iyo Agab caafimaad

Madaxweynaha Dowlad Golaeedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni oo uu weheliyo ku xigeenkiisa Ilyas Cusmaan Lugatoor, ayaa maanta Madaxtooyada ku qaabilay Safiirka Dowladda Ingiriiska ee Soomaaliya, Ambassador Charles King iyo wafdi uu hoggaaminayo. Kulanka oo ay…

Mareykanka oo duqeymo ka fuliyay deegaanno ka tirsan Puntland

Taliska ciidanka Mareykanka ayaa xaqiijiyay iyaga oo kaashanaya dowladda Federaalka Soomaaliya in ay duqeymo ka fuliyeen deegaanno meel koonfur-bari kaga beegan magaalada Boosaaso ee gobolka Puntland. War-saxaafadeed ka soo baxay AFRICOM ayaa lagu sheegay in…

Saciid Deni “SSC Khaatumo halkiina ku ekaada, haddii kale wax kale ayaad muteysan doontaan”

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland, Saciid Cabdullaahi Deni ayaa ka hadlay dhaqdhaaqyada ka socda gobolka Sanaag, isaga oo farriin u diray Maamulka SSC Khaatumo. Deni oo xiran dareyska ciidanka kuna sugana ku sugan magaalada Qardho ayaa…

Puntland oo hor istaagtay qabashada shir looga hadlayay dhismaha maamulka SSC Khaatumo

Maamulka Puntland ayaa hor istaagey kulan lagu taageeri lahaa dhismaha SSC Khaatumo, kaasi oo la filayay inuu ka dhaco magaalada Ceelbuh ee gobolka Sanaag. Mas’uuliyiin ka kala socda dowladda Federaalka iyo heer gobol ayaa ku…

Puntland oo ciidan dheeraad ah geysay gobolka Sanaag

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dhaqdhaqaaqyada ay ciidamada Puntland ka wadaan gobolka Sanaag, iyada oo askar hor leh geysay deegaannada gobolkaasi. Dadka deegaanka ayaa soo sheegaya in Maamulka Puntland ciidamo geeyay degmooyinka Dhahar,…

Madaxwaynaha Puntland oo dhagaxdhigay wadada isku xirta Bacaadweyn iyo Gaalkacyo

Madaxweynaha Dowladda goboleedka Puntland Siciid Cabdulahi Dani ayaa ayaa dhagax dhigay dhismaha wadada isku xirta Bacaadweyn iyo Gaalkacyo, Munaasabadda dhagaxdhiga waxaa ka qeybgalay Guddoomiye Ku-xigeenka Labaad ee Golaha Wakiillada Dowladd goboleedka Puntland Maxamed Maxamuud Ciise,…