Turkiga oo kordhiyay Ciidamada iyo Tirada Maraakiibtooda ku sugan Xeebaha Soomaaliya
Booliiska Amxaarada ayaa ku guullaystay soo qabashada dhallinyaro tahriibayaal ah oo ka kala safray Magaalooyinka Jigjiga, Hargaysa & Dhagaxbuur kuwaas oo xogtooda lala wadaagay sida ay xaqiijiyeen saraakiisha ammaanka ee ismaamulkaas. Dhallinyarada la qabtay oo…
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa saxiixday mashruuca lagu dhisayo waddo dhirirkeedu dhan yahay 45 kiilo mitir oo laga hirgelinayo Magaalada Hargaysa ee Gobolka Waqooyi Galbeed taasi oo qayb ka ah mashaariic kala duwan oo Dowladdu heshay.…
Maamulka Waqooyi Galbeed ee Soomaaliya ayaa maanta Garoonka Cigaal ee Hargeysa ka hor istaagay in uu ka dhoofo Fannaanka Maxamed BK, oo ku wajahnaa magaalada Garoowe halkaas oo la qorsheenayay in uu ku qabto bandhig…
Dalka Guinea-Bissau ayaa beeniyay wararka la xiriira in uu aqoonsanayo maamulka Waqooyi Galbeed ee Soomaaliya, waxaana warkaas uu ku tilmaamay kuwo been abuur ah oo sal iyo raad tona lahayn sida hadalka loo dhigay. Guinea-Bissau…
Magaalada Hargaysa waxaa ka socda howlgallo qarsoon oo ay wadaan ciidamo katirsan kuwa Maamulka Waqooyi Galbeed si ay u beegsadaan shaqsiyaadka diidan siyaasadda Xukuumadda Cabdiraxmaan Cirro oo isugu jira Suxufiyiin, Dhallinyarada isticmaasha Baraha Bulshada, Culimada…
Saleebaan Maxamuud Aadan ayaa iska casilay xilka Guddoomiyaha Golaha Guurtida Maamulka Waqooyi Galbeed, xilkaan waxa uu hayay muddo 22 sano ah ayuu saxiixay warqadda shaqo ka tagista sida uu ku sheegay muuqaal laga duubay oo…
Xiisadda Siyaasadeed ee u dhaxaysa Xukuumadda Cabdiraxmaan Cirro iyo labada Xisbi ee kala ah Kulmiye & KAAH ayaa sii xooggaysatay kaddib markii Maamulka Xukunka haya ee Cirro uu isku dayay in uu farageliyo Xisbiyadaas. Sida…
Wararka laga helayo Magaalada Addis Ababa ee xarunta Dalka Itoobiya ayaa sheegaya in ciidamada ammaanka Dalkaas ay xireen Xildhibaan Saleebaan Nuur Warsame Food oo katirsan Golaha Wakiillada Maamulka Waqooyi Galbeed. Xildhibaan Saleebaan Food oo kamid…