1. Home
  2. DIBADDA/Wararka

Category: KGS

AS oo Gobolka Baay ku afduubatay shaqaale & Gargaar ay wadeen

Xubno katirsan AS ayaa Deegaanka Raar oo 10 KM u jira Degmada Buur hakaba ee Gobolka Baay ka afduubatay ku dhowaad 10 qof oo katirsan shaqaale hay’ad kuwaas oo xiligii la afduubanayay waday gargaar sida…

Wariye Bashiir Maxamed oo u geeriyooday Dhaawac kasoo gaaray dagaal ka dhacay Baydhabo

Bashiir Maxamed Cabdullaahi oo katirsan Suxufiyiinta ku sugan Magaalada Baydhabo kana howlgalla Warbaahinta Arlaadi ayaa u geeriyooday dhaawac kasoo gaaray dagaalkii Magaaladaas ka dhacay 3dii Bishaan. Wariye Bashiir ayaa lagu daweynayay Isbitaalka Magaalada Baydhabo waxaana…

Dad rayid ah oo ku dhaawacmay Dagaalladii ka dhacay Baydhabo oo lagu daweynayo goobaha Caafimaadka Magaaladaas

Isbitaallada Magaalada Baydhabo waxaa lagu daweynaya Dad ku dhaawacmay dagaalladii ugu dambeeyay ee Magaalaas ku dhexmaray Ciidamada Federaalka oo garabsiinaya kuwa Maamulka Koofur Galbeed iyo Maleeshiyaadka Laftagareen oo kasoo horjeeday. Maamulka Isbitaalka Magaalada Baydhabo ayaa…

Hay’adaha Samafalka oo ka digay in dagaallada Baydhabo ka dhaca ay sababaan Barakac cusub

Wakiillo kala duwan oo katirsan Hay’adaha Samafalka ayaa ka digay barakac cusub oo ka dhallan kara dagaallada kusoo noqnoqday Magaalada Baydhabo ee xarunta kumeel-gaarka ah ee Maamulka Koofur Galbeed. Mas’uuliyiin katirsan dhowr Hay’ado oo arrimaha…

Ciidanka Federaalka & Kuwa Koofur Galbeed oo saldhigyo cusub ka samaystay duleedka Baydhabo

Ciidamada Dowladda Federaalka iyo kuwa Daraawiishta Maamulka Koofur Galbeed ayaa saldhigyo cusub ka samaystay duleedka Magaalada Baydhabo si loo adkeeyo amniga Magaaladaas ugana hortagaan weerarrada kusii kordhaya. Ilo ku sugan Magaalada Baydhabo ayaa Mustaqbal Media…

Taliyihii hore ee Ciidanka Asluubta oo laga daweynayo dhaawac kasoo gaaray duqayn lagu beegsaday gurigiisa

Taliyahii hore ee Ciidanka Asluubta, Janaraal Mahad Cabdiraxmaan Aadan oo loo garan ogyahay Taliye Shub oo xalay duqayn lagu beegsaday Guriga uu ku degen yahay Degmada Doolow ee Gobolka Gedo ayaa lagu warramayaa in laga…

Faahfaahinta dagaal khasaare dhaliyay oo ka socda magaalada Baydhabo

Rasaas goos goos ah ayaa laga maqlayaa xaafado ka tirsan magaalada Baydhabo ee caasimadda KMG ah ee dowlad goboleedka Koofur Galbeed, ka dib markii Ciidamo taabacsan Laftagareen ay weerar ku qaadeen magaaladaasi. Gudaha magaalada Dhaqdhaqaaqa…

Diyaarado duqaymo ka fuliyay Gobolka Baay

Diyaarado dagaal ayaa duqaymo ka fuliyay duleedka Magaalada Baydhabo ee xarunta Kumeel-gaarka ah ee Maamulka Koofur Galbeed, waxaana soo baxaya warar hordhaca oo faahfaahinaya goobaha la beegsaday. Wararka laga helayo Magaalada Baydhabo ayaa sheegaya in…

DFS oo ciidan katirsan Xoogga Dalka ku tababaraysa Gobolka Bakool

Ciidamo katirsan Xoogga Dalka ayaa Tababar ku qaadanaya Xero ciidan oo ku taalla Degmada Waajid ee Gobolka Bakool ee Maamulka Koofur Galbeed, ciidankaan ayaa lagu wadaa in marka loosoo xiro tababarkooda ay ku biiraan howlgallada…

Ciidanka Danab oo howlglallo ka dhan ah AS kawada Shabeelaha Hoose

Gobolka Shabeelaha Hoose ee Dowlad-Goboleedka Koofur Galbeed waxaa ka socda howlgallo ka dhan ah AS oo ay wadaan ciidamada kumaandooska Danab kuwaas oo ka duullaya xogo dhinaca Amniga ah oo ay heleen. Ciidamada Danab ayaa…