Baarlamaanka Waqooyi Bari oo ansixiyay qaraar ka dhan ah Maamulka Waqooyi Galbeed
Fadhi aan caadi ahayn oo ay maanta magaalada Laascaanood ku yeesheen Xildhibaanada Baarlamaanka Dowlad goboleedka Waqooyi Bari ee Soomaaliya, ayaa lagu ansixiyay qaraar dhigaya in maxkamad la soo taago saraakiishii sar-sare ee ciidamada Waqooyi Galbeed…
Wasiirka Arrimaha Dibadda Masar, Dr Badr Abdelatty ayaa markale ku celiyay in Dowladdiisa ay garab taagan tahay midnimada, Wadajirka iyo Xasiloonida Soomaaliya, waxaana uu cambaareeyay cid weliba oo dhibaato ku ah. Dr Badr ayaa sheegay…
Sida ay ku warrantay Warbaahinta ku hadasha Afka Maamulka Israa’iil, waxaa maalmo dheeraad ah lagu daray xaaladda degdega ah ee ka dhalatay cabsida ay ka muujinayaan duqaymaha uga imaanaya Iiraan iyo xulufadeeda. Xukuumadda Netanyahu ayaa…
Magaalooyinka Muqdisho, Addis Ababa iyo Kampala waxaa ka socda shirar looga hadlayo Mustaqbalka Howlgalka Midowga Afrika ee AUSSOM iyada oo dhammaan diiradda lagu saarayo sidii loo heli lahaa dhaqaalaha uu jartay Maraykanka iyo qorshe cusub.…
Ciyaaryahanka u dhashay Dalka Spain kuna guullaystay Koobka Adduunka 2026 ee lagu magacaabo Marc Cucurella ayaa markii ugu horraysay bannaanka soo dhigay sababta ka dambaysa in uusan iska jarin timiisa dhaadheer isla markaana uusa u…
War kasoo baxay Dowlad-Goboleedka Puntland ayaa Galmudug loogu baaqay in ay ka waantowdo in saanad Ciidan oo loo wado ciidamada hoostaga Federaalka ee jooga deegaannada Maamulkaas sida lagu sheegay warkaas. Puntland ayaa Galmudug usoo jeedisay…
Dowladda Iiraan ayaa si caro leh uga hadashay weerarkii Ukraine ay ku beegsatay mid kamid ah Maraakiibteeda oo Marayay Badda Caspian halkaas oo uu ku dhintay bad-maaxe u dhashay Dalkaas halka mid kale uu ku…
Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka ayaa maanta si rasmi ah u soo saaray jadwalka guud ee hawlaha doorashooyinka isku sidkan ee Golaha Deegaanka iyo Golaha Wakiillada ee Dowlad-Goboleedka Hirshabelle. Jadwalkan ayaa qeexaya muddada ay bilaabanayaan…
Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka Gaarka ah ee Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika ee Soomaaliya, ahna Madaxa Howlgalka Taageerada iyo Xasiloonida Midowga Afrika ee Soomaaliya AUSSOM, El…
Magaalada Adis Ababa ee dalka Itoobiya waxaa ka qabsoomay kulan looga hadlay Mustaqbalka Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya AUSSOM. Kulanka ayaa waxaa ka qeyb galay Wakiillo ka socda Dawladda Federaalka Soomaaliya, Hoggaanka howlgalka AUSSOM, Dalalka…