Shiinaha oo sheegay inuu garab taagan yahay ilaalinta Midnimada iyo Madaxbannaanid Soomaaliya
Dowladda Talyaaniga ayaa sheegtay in ay xoojinayso dedaallada ay uga hortagayso qulqulka Tahriibayaasha ay qaybta ka yihiin Soomaalida oo bilihii lasoo dhaafay kordhay halka qaar kale ay ku dhinteen xeebaheeda iyaga oo aanay gaarin hadafkii…
War kasoo baxay ciidanka Ilaalada Kacaanka Iiraan ayaa lagu sheegay in labo markab oo Maraykanka uu leeyahay la beegsaday isla markaana la burburiyay kaddib markii howlgal ku socday jiho saxan lagu bartilmaameedsaday. Iiraan ayaa digniin…
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya, Cabdifitaax Qaasim Maxamuud, ayaa sheegay in Soomaaliya ay si adag uga hortagayso tallaabo kasta oo lagu waxyeelleynayo midnimada iyo madaxbannaanida dalka. Wasiirka ayaa hadalkan ku sheegay wareysi uu siiyay…
Hoggaamiyaha Maamulka Waqooyi Galbeed, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi Cirro, ayaa shaaciyay in ay diyaariyeen ilaa 2,000 oo Askari oo la geyn doono Qasa, haddii ay soo codsadaan dalalka Israa’iil iyo Mareykanka. Cirro oo su’aalo lagu waydiiyay…
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland, Saciid Cabdullaahi Deni ayaa shaaciyay in ay billaabi doonaan howlgallo ka dhan ah Kooxaha Burcad-badeeda oo bilihii la soo dhaafay kordhay. Deni oo dadweyne kula hadlay degmada Xaafuun ayaa sheegay in…
Duqeymo dhinaca cirka ah ayaa saacadihii la soo dhaafay ka dhacay deegaanka Nuur-dugle ee Gobolka Shabeellaha Dhexe, War-saxaafadeed ka soo baxay Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) ayaa lagu shaaciyay in duqeymahan lala beegsaday fariisimo ay…
Dowladda Sweden ayaa hirgalineysa siyaasad cusub oo lagu yareynayo Muhaajiriinta ku sugan dalkaasi ee ka kala yimid wadamo ay kamid tahay Soomaaliya. Sweden ayaa u ballanqaaday dhaqaale gaaraya 27 kun oo Pound ( $37, 000)…
Ciidamada Turkiga oo kaashanaya Askarta Soomaalida ayaa xoojiyay howlgallada ay ku xaqiijinayaan Amniga Xeebaha Soomaaliya. Muuqaalo la baahiyay ayaa muujinaya Maraakiibta Ciidamada Turkiga ee loo yaqaan TCG, Korkut, Altan iyo Sancar oo sugaya Amniga Markabka…
Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta u codeeyay Hindise sharciyeedka Dhismaha Hay’adda Daklhiga Qaranka oo loo gudbiyay, waxaana u codeeyay 132 Xildhibaan, 7 ayaa diiday halka 3 ay ka aamuseen. Sharcigaan ayaa lagu dhisayaa…
War hordhac ah oo kasoo baxay Dowlad-Goboleedka Puntland ayaa lagu sheegay in Hay’adaha Ammaanka ay ku raad joogaan kooxdii dishay Allaha u naxariistee Ganacsade Axmed Yuusuf Haamey oo xalay lagu dilay Magaalada Gaalkacyo. Saraakiil katirsan…