1. Home
  2. Banaadir

Category: CIYARAHA/GUDAHA

Muxuu yahay baaritaanka lagu billaabay ciyaartoy ka tirsan Xulka Argentina?

Ururka Kubadda Caalamiga ah ee FIFA ayaa baaraya ciyaartoy ka tirsan Xulka Qaranka Argentina oo faafiyay farriimo siyaasadeed, ka dib markii ay soo dhammaatay ciyaartii 2 iyo 1 ay kaga badiyeen Ingiriiska. Xiddigaha Lisandro Martinez…

Garsoore Cumar Cartan oo dhexdhexaadinaya kulanka ugu dambeeya Horyaalka Kuwait

Garsoore Cumar Cabdulqaadir Cartan ayaa dhexdhexaadinaya kulanka u dambeeya ee horyaalka Kuwait ee dhexmaraya Kuwait SC vs Al-Qadsia kaas oo dhacaya 29ka June 2026 sida uu sheegay Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Dalkaas. Cartan ayaa gaaray…

Turkiga oo billaabay dhexdhexaadinta Dowladda iyo Mucaaradka

Turkiga ayaa soo faragaliyay xaaladda siyaasadeed ee Soomaaliya, iyadoo wada hadallo la yeelaneysa dhinacyada Mucaaradka iyo Dowladda si looga wada hadlo khilaafka taagan. Wafdi sare oo ka socda Dowladda Turkiga oo uu hoggaaminayo Taliye ku…

5 qof oo Soomaali ah oo kasoo muuqanaysa Koobka Adduunka 2026

Koobka Adduunka 2026 ee la baasanayo 11ka June waxa ay Soomaaliya ku leedahay 5 xubnood oo afar kamid ah metalaya Dalal kala duwan halka kan shannaad uu yahay Garsoore Cumar Cabdulqaadir Cartan oo Dalkiisa hooyo…

RW Xamsa & Mas’uuliyiin kale oo ka qaybgalay tartan orod fudud ah oo Muqdisho lagu qabtay

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Barre, Wasiirro katirsan Xukuumadda ayaa ka qaybgalay tartan orod fudud ah oo kasoo billaabanayay Isogyska KM4 kuna dhammaanayay Taallada Daljirka Daahsoon. Wasiirrada ka qaybgalay waxaa kamid ah Wasiirka batroolka…

Macallinka Xulka Qaranka Soomaaliya oo rajo wanaagsan ka muujiyay kulanka ay kahortagayaan Cummaan

Xulka Qaranka Soomaaliya ayaa kulan ciyaareed kamid ah Isreeb-reebka Koobka Carabta 2025 galabta xiliga Geeska Afrika marka ay tahay 4ta galabnimo kahortagaya dhiggooda Cummaan, waxaana socda diyaargarow iyo dhiirragelin isla socda. Macallinka Xulka Qaranka Soomaaliya…

MW Xasan Sheekh Maxamuud oo la kulmay Garsooraha ugu fiican Kubadda Cagta Afrika ee 2025

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada ku qaabilay Garsooraha ugu fiican Afrika ee sanadkaan 2025, Cumar Cabdulqaadir Cartan, waxa uu uga mahadceliyay guusha uu usoo hoyiyay Dalka. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa…

Isreeb-reebka koobka Qaramada Afrika & Xulka 17 jira Soomaaliya galay qaanadda (A)

Waxaa maanta la sameeyay isku aadka tartanka Isreeb-reebka Koobka Qaramada Afrika ee Da’yarta jirta 17ka sano, waxaana xulka Soomaaliya uu galay qaanadda koowaad (A) isaga oo kahortagi doonna Ethiopia, Kenya, South Sudan & Rwanda. Da’yarta…

Kooxda Muqdisho City oo ka badisay Naadiga Kenyan Police

Ciyaar ka dhacday galabta garoonka ciyaaraha ee magaalada Nairobi ayaa waxaa isku arkay kooxaha Muqdisho City Club iyo Kenya Police FC, kuwaas oo ku ciyaarayay lugta labaad ee is reeb-reebka tartanka CAF Champions League. Kooxda…

Tartanka Kubadda Cagta ee Degmooyinka Gobolka Banaadir oo galabta furmaya

Tartanka Kubadda Cagta ee Degmooyinka Gobolka Banaadir ayaa galabta ka furmaya Garoonka Cayaaraha ee Muqdisho iyada oo lagu daah-furayo Degmooyinka Kaaraan vs Dharkaynley, waxaa ka qaybgalaya mas’uuliyiin katirsan Dowladda iyo bahda Cayaaraha. Kulanka Daah-furka waxaa…