Shiinaha oo sheegay inuu garab taagan yahay ilaalinta Midnimada iyo Madaxbannaanid Soomaaliya
Waxaa caawa si rasmi ah loo baasanayaa horyaalka Ingiriiska heerkiisa koowaad ee EPL (English Premier League) oo lagu daahfurayo kooxda ku guullaysatay fasal ciyaareedkii hore ee Arsenal FC iyo naadiga koobka heerka labaad soo qaadday…
Koobka UEFA Super Cup oo ah mid la dhex dhigo Kooxaha ku kala guullaysta Horyaalka Qaaradda Yurub ee UEFA CHAMPIONS LEAGUE iyo UEFA EUROPE LEAGUE ayaa tan iyo markii la billaabay koobkaan waxaa markii ugu…
Garsooraha ugu fiican Afrika, Cumar Cabdulqaadir Cartan iyo Calan wadaha ugu fiican qaaraddaan ee 2025, Liibaan Cabdirisaaq ayaa Habeen dambe dhexdhexaadin doonna kulan ciyaareedka Eufa Super Cup. Indhaha ayaa lagu hayaa Kulankaa ee u dhaxeeya…
Ciyaaryahanka u dhashay Dalka Spain kuna guullaystay Koobka Adduunka 2026 ee lagu magacaabo Marc Cucurella ayaa markii ugu horraysay bannaanka soo dhigay sababta ka dambaysa in uusan iska jarin timiisa dhaadheer isla markaana uusa u…
Hay’adda Kubadda Cagta Adduunka ee FIFA ayaa maanta shaacisay Garsooraha dhexdhexaadin doonna Xulalka Spain iyo Argentina ee ku loomaya Koobka Adduunka 2026, waxaana kulankaas loo dhiibay Garsoore Slavko Vinčić. Waxa uu kamid yahay garsooreyaasha deggen,…
Koobka Adduunka 2026 waxaa laga diiwaangeliyay dhacdooyin kala duwan iyada oo mar weliba uu dhaco kulan ciyaareed ay soo baxaan dhacdooyinkaas oo inta badan Warbaahinta indhahooda soo jiidata sida ay u danaynayaan Dadka ku xiran.…
Xulka Qaranka Morocco ayaa noqday Dalkii ugu horreeyay ee Afrikaan ah ee u gudba wareegga 16ka Koobka Adduunka 2026 kaddib markii xulkaan uu gool ku laad (Rigooro) uga soo adkaaday Dalka Netherlands ciyaar la isla…
Xiriirka Kubadda Cagta ee Uruguay ee loosoo gaabiyo AUF ayaa qaaday tallaabo falcelin xooggan dhalisay kaddib markii xulka dalkaas oo kasoo haray Koobka Adduunka 2026 uu ka joojiyay in uu u diro Diyaarad gaar ah.…
Koobka Adduunka 2026 ee la baasanayo 11ka June waxa ay Soomaaliya ku leedahay 5 xubnood oo afar kamid ah metalaya Dalal kala duwan halka kan shannaad uu yahay Garsoore Cumar Cabdulqaadir Cartan oo Dalkiisa hooyo…
Dowladda Maraykanka ayaa Dal ku galkeeda siisay Xulka Qaranka Iiraan oo isugu jira Ciyaartoy, Macallin, Caawiyeyaal, Dhaqaatiir iyo mas’uuliyiin Isboortis kuwaas oo ka qaybgalaya Koobka Adduunka 2026 oo furmaya 11ka Bishaan June. Xulka Qaranka Iiraan…