Shiinaha oo sheegay inuu garab taagan yahay ilaalinta Midnimada iyo Madaxbannaanid Soomaaliya
Dalka Vietnam ayaa billaabay dhismaha Garoonka ugu qaadka weyn ee Kubadda Cagta lagu dheelo waxaana markiiba xaadiri kara 135,000 oo qof sida lagu sheegay bayaan kasoo baxay Dowladdaas oo lagu faahfaahiyay mashruucaan. Garoonkaan waxaa loogu…
Ciyaaryahanka da’da yar ee lagu magacaabo Maalik Xaashi waxa uu noqday Soomaaligii ugu horreeyay ee ku biira Kooxda Kubadda Cagta ee Arsenal, waxa uu si rasmi ah ugu biirayaa Naadiga da’ ahaan ka yar 18ka…
Macallinka Kooxda Kubadda Cagta ah ee Manchester City, Joseph Pep Guardiola ayaa ka qaybgalay xaflad lagu taageerayay Falastiin isla markaana looga dhiidhinayay dhibaatooyinka ay ku hayaan Yuhuudda ayaa sheegay in ay dunidu ku daawatay dhibaatooyinkaas…
Hay’adda Maamusha Kubadda Cagta ee Afrika ayaa ku dhawaaqday Ganaax la dul-dhigay Xulalka Senegal iyo Morocco oo dhowaan kulan ciyaareedkii ay isaga hor yimaadeen kulankii Fiinaalka AFCON oo laga diiwaangeliyay dhacdooyin foolxun. Ciyaartoy garoonka isaga…
Madaxweynaha Senegal, Bassirou Diomaye Faye ayaa ballanqaaday in uu ciyaaryahan weliba oo kamid ah 28kii Ciyaartoy ee dalkaas u suuragelisay ku guulaysiga Koobka Qaramada Qaaradda Afrika ee AFCON 2026 uu siinayo mid weliba Dhul &…
Madaxweynaha Senegal, Bassirou Diomaye Faye ayaa ku dhawaaqay in Dalkiisa uu maanta oo Isniin ah uu galay fasax aan wax mushahar ah laga jari doonnin shaqaalaha maadaama xulkooda Kubadda Cagta uu xalay ku guulaystay koobka…
Waxaa Caawa waqtiga geeska Afrika marka ay tahay 10ka Habeenimo dhacaya kulanka ugu danbeeya ee Koobka Qaramada Qaaradda Afrika ee 35aad, waxaa isaga hor imaanaya Xulalka Senegal iyo Morocco oo wacdo kasoo dhigay kulamadii ay…
Barta X ee horay loo oran jiray Twitter ee Ciyaaryahanka Xulka Qaranka Portugal iyo Kooxda Kubadda Cagta Manchester United waa Bruno Fernandes oo la sheegay in burcad jabsaday waxaa lasoo geliyay sawir dhaliyay buuq xooggan.…
Macallinka Kooxda Kubadda Cagta ee Manchester City, Pep Guardiola ayaa ciyaartoydiisa oo fasax gaaban aadday isla markaana dib usoo noqonaya Jimcaha u diray digniin culus oo la xiriirta dhinaca Miisaankooda. Pep Guardiola ayaa si cad…
Baraha Bulshada dalka Hindiya waxaa qabsaday arrinta la xiriirta safarka Ciyaaryahanka Xulka Argentine ee Lionnel Messi ku tagay Dalkaas iyada oo lacago badan dadka shuruud looga dhigay in ay ku arki karaan ciyaaryahankaan. Dowladda Hindiya…