1. Home
  2. Banaadir

Category: DIBADDA/CIYAARAHA

Xulka France oo gaaraacay Xulka Belguim-ka iskana xaadiriyay Finalka-ka Koobka Adduunka.

Xulka qaranka France ayaa sii wada qaab ciyaareedkiisii fiicnaa isaga oo iska xaadiriyay finalka koobka adduunka Russia 2018 kadib markii ay guul ka gaareen xulka qaranka Belguim. Belguim ayaa si dar-dar leh ku bilaabatay ciyaarta…

Real Madrid Oo Horyaalka Ingriska ka heshay badalka Ronaldo.

Naadiga Real Madrid ayaa lagu soo waramayaa inay heshay badalka Ronaldo waana xiddiga Chelsea Eden Hazard. Xiddiga heerka caalami ee dalka Portugal ayaa lagu wadaa inuu qarka u saaran yahay inuu ku biiro Juventus  halka…

Manchester United oo ku dhaw saxiixa laacib Mexico u dhashay.

Kooxda Manchester United ayaa lagu soo waramayaa inay isku diyaarineyso dalab 35.3 milyan oo ginni ah oo ay ku dooneyso weeraryahanka kooxda PSV Eindhoven Hirving Lozano. 22 jirkaan ayaa dhaliyay 19 gool  34 kulan oo…

Liverpool oo daafac muhiim ah ka heshay koobka Aduunka.

Xiddiga ay Dejan Lovren isku xulka yihiin kana wada ciyaaraan daafaca xulka Croatia ee Domagoj Vida ayaa kula soo biiri Kara Liverpool xilli ay wararku sheegayaan in ay Liverpool talaabo u qaaday saxiixiisa iyaga oo…

France Vs Belguim, Croatia Vs England & Wakhtiga La Ciyaari Doono Semi-finalka Koobka Adduunka.

Waxa la si Rasmi ah loo dhamaystiray wareega 8 dhamaadka koobkaa dduunka iyada oo ay isku soo bexeen 4 xul kuwaas oo u dagaaami doona ku guulaysiga tartanka koobka adduunka Russia 2018. Xulka France oo…

Croatia Oo guul dirqi ah ka gaartay marti galiyaasha Koobka Aduunka ee Russia.

Xulka qaranka Croatia ayaa dirqi ku reebay xulka Russia kulan ka tirsanaa wareega 8 dhamaadka koobka adduunka kadib markii ay labada kooxood isla gaareen daqiiqadaha dheeriga ah kadib markii ay bar-baro ku kala bixi waayeen…

Xulka Ingiriiska oo garaacay dhigooda Sweden una gudbay afar dhamaadka koobka Aduunka.

Xulka qaranka Ingriska ayaa shalay galab garacay xulka Sweden oo ka mid ah xulalka soo gaaray wareega sideeda ee koobka Aduunka. Ciyaarta ayaa aheyd mid si weyn loo wada sugayey isla markaana Xulalka  Sweden &…

HORDHAC: Russia vs Croatia, Martigaliyaasha oo doonaya in ay gaaraan Semi-finalka Koobka Adduunka.

Russia oo ka faa,iidaysanaysa dhulkeeda ayaa doonaysa in ay iska xaadiriso Semi-finalka koobka adduunka kadib markii ay xulka Spain ka reebeen tartanka. Croatia ayaa dhanka kale doonaysa in ay sii wado qaab ciyaareedkeeda cajiib ah…