Turkiga oo kordhiyay Ciidamada iyo Tirada Maraakiibtooda ku sugan Xeebaha Soomaaliya
Ciidamada Turkiga oo kaashanaya Askarta Soomaalida ayaa xoojiyay howlgallada ay ku xaqiijinayaan Amniga Xeebaha Soomaaliya. Muuqaalo la baahiyay ayaa muujinaya Maraakiibta Ciidamada Turkiga ee loo yaqaan TCG, Korkut, Altan iyo Sancar oo sugaya Amniga Markabka…
Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta u codeeyay Hindise sharciyeedka Dhismaha Hay’adda Daklhiga Qaranka oo loo gudbiyay, waxaana u codeeyay 132 Xildhibaan, 7 ayaa diiday halka 3 ay ka aamuseen. Sharcigaan ayaa lagu dhisayaa…
Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta u codeeyay Hindise sharciyeedka Sharciga la dagaalanak Burcad Badeedda iyo kahortagga Afduubka oo soo gudbisay Wasaaradda Caddaaladda & Arrimaha Dastuurka Soomaaliya. Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee…
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in ay gudan karto mas’uuliyadda Amniga Dalka inay kala wareegto Ciidanka Midowga Afrika ee AUSSOM haddii ay baxaan sida uu sheegay Agaasimaha guud ee Xarunta TUBSAN, Cali Yaasiin Gurbe. Waxa…
Wasiirka Maaliyadda Iiran, Seyed Cali Madanisadeh, ayaa sheegay in Iran iyo Ruushka ay gaareen heshiis dhaqaale oo cusub, kaas oo sida uu sheegay furaya fursado cusub isla markaana kordhinaya awoodda Iran ay ugu adkeysan karto…
Bashaqle oo ku yaalla inta u dhexeysa Cadale iyo Warsheekh ee gobolka Shabeellaha Dhexe, ayaa la sheegay in uu isu beddelayo aag militari oo istiraatiiji ah, iyadoo agagaarka laga dhisayo kaabayaal amni oo la xiriira…
Dowladda Maraykanka ayaa ku adkaysatay in weli isbaddelin mowqifkeeda ku saabsan midnimada iyo wadajirka Dhuleed ee Soomaaliya iyada oo meesha ka saartay wararka la isla dhexmarayay ee ah in Maamulka Trump uu Israa’iil ku raacay…
War kasoo baxay Dowladda Yemen ayaa lagu sheegay in dagaal ka dhacay dalkaas lagu dilay xubno katirsan AS oo Soomaali ah kuwaas oo maydadkooda lagu arkay Xeebaha Galbeedka Dalkaas sida hadalka loo dhigay. Yemen ayaa…
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi u diray dhigiisa Dr. Samia Suluhu Hassan, oo ninkeedii, Hafidh Ameir Hassan, uu ku geeriyooday dalka Tansaaniya. Qoraal uu Madaxweyne Xasan Sheekh ku baahiyay bartiisa X…
Dowladda Ingiriiska gaar ahaan waaxda la socodka Dadka soogalootiga ee dalkaas ayaa sheegtay in sannadkaan 2026 ay dalkooda dhinaca xuduudda biyaha ah ee Faransiiska la wadaagaan ay kasoo galeen tahriibayaal kala dhalasho duwan. UK ayaa…