1. Home
  2. DIBADDA/Wararka

Category: Banaadir

Sawirro:- Wasaaradaha Arrimaha Dibadda Soomaaliya iyo Itoobiya oo kala saxiixday Heshiisyo dhowr qodob ah.

Heshiiskaan oo ay kala saxiixdeen Dowladaha Soomaaliya iyo Itoobiya waxa ay ku sheegeen in lagu xoojinayo Iskaashiga, Xiriirka, Biyaha iyo qodobo kale. Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa qoraal ay soo dhigtay Barteeda waxa ay ku…

Wax aadan ka ogeyn Isbeddelka maxkamadaha iyo garsoorka!

Hordhac Dhowaan Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa wareegto madaxweyne ku magacaabay guddoomiyeyaasha maxkamadaha godoblka Banaadir, derejooyinka 1aad & 2aad, sidaas oo kale waxa uu sidoo kale madaxweyne Farmaajo hore u magacaabay guddooomiyaha maxkamadda sare. Waxa…

Sawirro:- Shir looga hadlayay lacagta cusub ee Soomaaliya ay sameysaneyso oo Muqdisho ka dhacay.

Shirkaan maanta ka dhacay Magaalada Muqdisho ayaa looga hadlayay lacagaha Cusub ee ay sameyneyso Dowladda Federaalka Soomaaliya si ay badal ugu noqotay lacagihii dalka oo ka haray kunka shillin. Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda federalka Soomaaliya iyo…

Sawirro: Dadweyne isugu tagay Stadium Muqdisho

Garoonka weyn ee Stadium Muqdisho waxaa maanta isugu tagay boqolaal qof oo ka mid ah dadweynaha Magaalada Muqdisho. Waxaa kale oo Garoonka lagu arkayaa Ciidamada Booliska iyo kuwa Bambeyda loo yaqaan,waxaana Garoonka laga wadaa howlo…

AMISOM oo xirtay Irdihii laga geli jiray Xerada Xalane

War-saxaafadeed ka soo baxay howlgalka Midowga Afrika AMISOM ee Soomaaliya ayaa lagu sheegay in isbeddel lagu sameeyay dhamaan hannaankii loo geli jiray Xerada Xalane ee hadda ah xarunta ugu weyn AMISOM. War ka soo baxay…