1. Home
  2. DIBADDA/Wararka

Category: HIRSHABELLE

Qarax sababay dhimasho & dhaawac oo ka dhacay Magaalada Baladweyne

Qarax loo adeegsaday Miino la dhigay goob uu ka socday dhismo ayaa ka dhacay Xaafadda Buundo weyn ee Magaalada Baladweyne ee Gobolka Hiiraan, waxaa qaraxaas ka dhashay khasaara isugu jira Dhimasho iyo dhaawac. Inta la…

DFS oo sheegtay in HirShabeelle ay ka billowday howlgal ay ugu magac dartay Dabayl

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in deegaanno katirsan Dowlad-Goboleedka HirShabeelle ay ka billowday howlgal ay ugu magac dartay ‘Dabayl’ isla markaana ay ku qabsatay deegaanno dhaca Gobolka Shabeelaha Dhexe. Taliyaha guutada 18aad ee Kumaandooska Gorgor,…

Dagaal sababay dhimasho & dhaawac oo ka dhacay Gobolka Hiiraan

Deegaanka Waab-weyn Degmada Maxaas ee Gobolka Hiiraan Dowlad-Goboleedka HirShabeelle waxaa ka dhacay dagaal dhexmaray Ciidamo kuwa deegaanka ah ee loo garanayo Macawiisleyda iyo ‘AS’ waxaana kolkii dambe ku biiray ciidanka Federaalka. Dagaalka ayaa yimid kaddib…

Ciidamada Dowladda Federaalka oo howlgallo miino baaris ah ka sameeyay Shabeelaha Dhexe

Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa howlgallo miino baaris ah ka sameeyay inta u dhaxaysa Magaalada Jowhar iyo Garoonka Diyaaradaha Magaaladaas sida ay inoo xaqiijiyeen ilo kala duwan oo ku sugan Xarunta Dowlad-Goboleedka HirShabeelle. Ciidanka oo…

Munaasabad lagu maamuusayo 49 sano guurada kasoo wareegtay Markii Jabuuti ay ka xorrowday Faransiiska oo Baladweyne lagu qabanayo

Magaalada Baladweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan waxaa maanta lagu qabanayaa munaasabad lagu maamuusayo 49 sano guurada kasoo wareegtay markii Jamhuuriyadda Jabuuti ay ka xorrowday Gumaystihii Faransiiska. Mas’uuliyiin katirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya, Jamhuuriyadda Jabuuti iyo marti…

Ciidamada ammaanka DFS oo howlgallo lagu sugayo amniga kawada Shabeelaha Dhexe

Ciidamada ammaanka Dowladda Federaalka ayaa howlgallo lagu sugayo amniga kawada deegaanno katirsan Gobolka Shabeelaha Dhexe ee Dowlad-Goboleedka HirShabeelle si ay hub ka dhigis ugu sameeyaan ciidamo hubaysan oo halkaas ku sugan sida ay xaqiijiyeen ilo…

Ciidanka Kumaandooska Gorgor oo fuliyay howlgallo ka dhacay inta u dhaxaysa Muqdisho & Jowhar

Ciidamada Kumaandooska Xoogga Dalka ee Gorgor ayaa howlgal ay isugu fureen Waddada isku xirta Muqdisho iyo Jowhar, ciidankaan oo wata gaadiid iyo hub culus ayaa maray deegaanno muhiim u ah isu gudubkooda labadaan Magaalo. Taliyaha…

NISA oo sheegtay in howlgallo ka dhacay Hiiraan & Mudug in lagu dilay in ka badan 20 xubnood oo katirsan AS

War kasoo baxay Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed ee NISA ayaa lagu sheegay in howlgallo ka dhacay deegaanno ka kala tirsan Hiiraan oo Dowlad-Goboleedka Hir-Shabeelle ah iyo Mudug oo Galmudug ah lagu dilay xubno…

NISA oo sheegtay in howlgal ka dhacay Hirshabeelle lagu dilay in ka badan 23 xubnood oo katirsan AS

War kasoo baxay Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed ee NISA ayaa lagu sheegay in howlgal ay iska kaashadeen saaxiibadood Caalamiga ah oo ka dhacay deegaanno ka kala tirsan Gobollada Hiiraan & Shabeelaha Dhexe lagu…

DFS oo xoojisay howlgallada ka dhanka ah AS ee Hirshabeelle

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa xoogga saartay howlgallada ka dhanka ah ‘AS’ ee ka socda deegaanno katirsan Dowlad-Goboleedka Hir-Shabeelle gaar ahaan Gobolka Shabeelaha Dhexe sida looga hortago is uruursiga ay halkaas kawadaan. Saacadihii lasoo dhaafay waxaa…