1. Home
  2. Banaadir

Category: HIRSHABELLE

Maamulka Hirshabeelle oo ku baaqay in Hay’aduhu shaqaaleysiiyaan dhallinyaradooda

Maamulka Hirshabeelle ayaa baaq u diray hay’adaha shaqada bixiya ee ka howlgala degaannada Maamulkaas,waxaaana uu ugu baaqay in ay shaqaaleysiiyaan dhallinyarada  reer Hirshabeelle Axmed Cabdullahi Bashiir oo ah Wasiirka shaqada iyo shaqaalaha Hirshabeelle,ayaa sheegay in…

Wasaaradaha Kalluumeysiga D.Goboleedyada oo xiriirka u jaray midda Federaalka.

War saxaafadeed ay wada jir u soo saareen Wasaaradaha Kalluumeysiga Dowlad Goboleedyada Soomaaliya ayey ku sheegeen in ay hakiyeen wixii xiriir wada shaqeyneed ahaa ee ay la lahaayeen Wasaaradda Kalluumeysiga Dowladda Federaalka ah. Wasiirrada Wasaaradaha…