1. Home
  2. Banaadir

Category: HIRSHABELLE

Qarax dhimasho dhaawac Geystay oo ka dhacay Magaalada Jalalaqsi.

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Jalalaqsi ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in Qarax Khasaare dhimasho iyo dhaawac geystay uu ka dhacay Magaaladaasi. Askari katirsan Ciidanka Jabuuti ee qayb ka ahaa howlgalka AMISOM ayaa geeriyooday halka…

Ciidamo ka wadatirsan Nabad Sugidda oo isku rasaaseeyay Beledweyne

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in saaka ay halkaas isku rasaaseeyeen Ciidamo ka wadatirsan Nabad Sugidda. Israsaaseyn oo aan la sheegin khasaare ay geysatay ayaa u dhaxeysay Ciidamada…

Culeyska Madaxda dowlad Goboleedyada ka heysta doorashooyinka ay gelayaan,Warbixin

Madaxda Maamul Goboleedyada waxaa heysta Culeys Siyaasadeed oo ugu imaanaya Doorashada ka dhaceyso Deegaanada inta badan Maamul Goboleedyada. Doorashada ugu ugu dhow ayaa ka dhaceysa Koofur Galbeed bisha November ee sanadkaan, waxaana soconaya abaabul iyo…

Shinni Dad iyo Xoolahooda ku weerartay Tuulo Hoos tagta Jowhar.

Wararka ka imaanaya Tuulada Doon Cali ee Bariga Degmada Jowhar ayaa sheegaya in Raxan Shinni ah ay weerartay dadka Tuulada iyo Xoolihii ay dhaqanayeen. Qof kamid ah dadka Tuulada oo La hadlay Idaacadda Mustaqbal ayaa…

Al-shabab oo Xukunno ku fulisay dad ay ku qabteen dambiyo kala duwan

Xarakada Al-shabaab ayaa sheegtay in ay xukun ku fulisay labo Nin oo Kufsi iyo dil u geystay lix Haween ah. Labada eedeysane ayaa midkood lagu eedeeyay in uu kufsaday Afar Haween ah oo uu labo…

Hirshabelle oo ciidamo dheeraad ah geeyay Waddada u dhaxeysa Jowhar iyo Balcad

Wararka ka imaanaya Gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa sheegaya in Maamulka Hir-Shabeelle uu Ciidamo dheeraad ah geeyay Deegaanada u dhaxeeya Degmaooyinka Balcad iyo Jowhar. Saraakiil katirsan Maamulka Hir-Shabeelle ayaa Mustaqbal Radio u sheegay in Ciidankan lagu…

Sawirro: Madaxweynaha Hirshabelle Oo la kulmay Taliyaha Guud Ee AMISOM.

Madaxweynaha Dowladda Hirshabelle Dr Maxamed Cabdi Waare, ayaa maanta Qasriga Madaxtooyada Magaalada Jowhar ku qaabilay Taliyaha Ciidamadda Midowga Africa ee  AMISOM Sarreeye Guud Jim Beesigye Oweyesigire oo maanta soo gaaray Magaalada Jowhar isaga iyo saraakiil…

Diyaarado saaka lagu arkay duleedka Balcad iyo dadka degaanka oo Barkacaya

Wararka naga soo gaaraya Degaanka Daniga ee Gobolka Shabeellaha dhexe ayaa sheegaya in Ciidamada dowladda Soomaaliya ay howlgal ka wadaan degaankaas iyo degaannada ku dhow dhow. Goobjoogayaal ku sugan degaanka Daniga oo 15km dhinaca Koofur…

Maamulka iyo Odayaasha Jalalaqsi oo Wasaaradda Caafimaadka Hirshabeelle musuq ku eedeeyay.

Maamulka iyo Odayaasha dhaqanka ee Magaalada Jalalaqsi ee Gobolka Hiiraan ayaa Wasiirka Caafimaadka Maamulka Hirshabeelle ku eedeeyay in uu musuq maasuqay qalab caafimaad oo ay lahayd degmada Jalalaqsi. Maxamed Shaahid Gacal waxaa uu ka mid…

Ciidanka Jabuuti iyo Al-shabab oo xalay ku dagaallamay Jalalaqsi

Wararka naga soo gaaraya degmada Jalalqasi ee Gobolka Hiiraan waxaa ay sheegayaan in Ciidamada dowladda Jabuuti ee ku jira AMISOM oo kaashanaya kuwa degaanka iyo Al-shabaab ay xalay ku dagaallameen degaankaas. Ugu yaraan hal Askari…