Bandow lagu soo rogay Magaalooyinka Galmudug xilli loo diyaar-garoobayo Doorashada Qof iyo Cod
Wararka naga soo gaaraya Magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in Ciidamada Jabuuti qarax lagula beegsaday gudaha Magaalada. Qaraxa oo la sheegay in uu Miino ahaa ayaa ciidamada Jabuuti Gawaari ay wateen ku…
Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare oo shir jaraa’id ku qabtay Muqdisho ayaa dhaliilay dowladda Federaalka ah,waxaan uu sheegay in amniga caasimaddda uu faraha ka baxay. Waare ayaa dowladda Federaalka ah ku eedeeyay ib maamul…
Sida uu Mustaqbal Radio u sheegay Wasiirka Qorsheynta Jubaland Aadan Aw-Xirsi Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada ayaa diiday ka qeybgalka shirka Amniga Qaranka ee uu dhawaan ku dhawaaqay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo. Wasiir Aadan Aw-Xirsi ayaa sheegay…
Magaalada Buulo Burte ee Gobolka Hiiraan waxaa ka socda howlgal ay sameynayaan Ciidamada AMISOM ee ka socda Dalka Jabuuti iyo kuwa Dowladda Soomaaliya ee jooga magaalada. Howlgalkan ayaa daba socda kaddib qarax shalay gelinkii dambe…
Ugu yaraan 7; ka mid ah Ciidamada Dowladda Soomaaliya ayaa lagu dilay weerarro saacadihii la soo dhaafay ka dhacay Gobollada Shabeellaha dhexe iyo Baay ee ka kala tirsan Maamul Goboleedyada Hirshabeelle iyo Koofur Galbeed. Weerarrada…
Madaxweynayaasha Maamu Goboleedyada Hirshabeelle iyo Koofir Galbeed Maxamed Cabdi Waare iyo Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa codsi gaar ah u diray dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya. Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle oo hadlayay kaddib shirkii Kismaayo ugu…
Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada Soomaaliya ayaa war murtiyeed ka soo saaray shirkii maalmahan uga socday magaalada Kismaayo. Qodobada ugu muhiimsan waxaa ka mid ah in Dowlad Goboleedyada ay hakad geliyeen xiriirkii ay la lahaayeen dowladda…
War murtiyeed ka soo baxay Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada Soomaaliya oo shir ku lahaa Magaalada Kismaayo maalmihii la soo dhaafay ayey ku sheegeen in ay goalaha iskaashiga dowlad-goboleedyadu uu hakad geliyey wadashaqeyntii kala dhexesya dowladda…
Guddoomiyaha Gobolka Shabeellaha dhexe Axmed Meyre Makaraan,ayaa waxaa uu ka hadlay amaanka waddada xiriirisa Muqdisho iyo Jowhar. Axmed Meyre oo wareysi siiyay Idaacadda Mustaqbal ayaa sheegay in Ciidamada AL-shabaab ee weerarrada ka geysta Gobollada Shabeellaha…
Warqadda summaddeedu tahay MOF/OM/1316/18 soona baxday 05-Sep-2018 oo ay soosaartay wasaaradda maaliyadda dowladda dhexe ee Soomaaliya ayaa looga dalbaday wasiirada maaliyadda ee dowlad-goboleedyada Soomaaliya in ay kasoo xibsaab celiyaan lacagaha ay dowladda dhexe u gudbisay dowlad-goboleedyada…