1. Home
  2. Banaadir

Category: DHAQANKA

Af-Soomaali: Maay iyo Maxaay, ma Lahjado mise Luuqado?

Af, waa nooc ka mid ah hababka ay dadku ku wada xiriiraan, oo leh qaab-dhismeed gaar ah iyo ereyo gudbinaya macne, kaas oo ay adeegsadaan ummad meel qura ama kala fog ku nool. Waa tiir…

Duqa Muqdisho: “Hay’adaha Amniga waa in ay la dagaalamaan Dadka Dhaqan-xumada ka shaqeynaya”.

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale Madaale ayaa sheegay in maamulkiisa uu dagaal xooggan la galayo Dad uu ku tilmaamay in ay bulshada ku dhex faafinayaan dhaqan-xumo ay ka keeneen meelo…

MW JFS Xasan Sheekh: “Aniga oo ah Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa ogol in la I dhaho aragtidaan kulama-qabo”.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa bogaadiyay kulamada kala duwan ee looga hadlayo xal u helista kala aragti duwanaanta si meel loo wada dhigo dhammaan waxyaabaha lagu kala duwan yahay. Waxa uu sheegay…

Nuucyada dembiyada & Erey-bixinta Qaanuunka ee Xeer Soomaaliga!

Afkeena Soomaaligu waxa uu kamid yahay Luuqadaha sida xowliga ah u koraya una sameynaya horumarka dhinaca ku hadalka ah, balse horumarkaasi uma socda dhinaca aqoonta, Cilmiga iyo Soomaaliyeynta Culuumta, taasina waxa ay horseedi kartaa in…

Takio Osahera; Sababta Kacdoonkii horumarka farsamada gacanta ee Jabbaan!

Takio Osahera; oo ah curiyaha farsamada gacanta ee Jabban yaraantiisii waxa uu isweydiin jiray Sirta Reer-galbeedku uga horumaray Bariga! Ilaa uu helay jaawaab fudud oo kooban taas oo ah: Sirta horumarka reer Galbeedku waa Farsamada…

Dood-cilmiyeedka Guursashada Xaasaska badan!

Waxa ay ahayd Dood-cilmiyeed aad xiiso iyo soo jiidasho leh, waxa xoogga  lagu saaray arrimha waaweyn ee xadeeya ama xakameeya guurka Xaasaska badan sida 2, 3 & 4 Waxa lagu soo bandhigey waxtarka, Sabaha, Shuruudaha,…

dhaqan & Lahjad

Mohamed Ibrahim Nur Moalimuu Waxa aan arkay wareysi aad ka qaadday Xildhibaan Dalxa, aniga oo og in aad si fiican u taqaan dhaqanka haddana wareysigaasi waxa uu ahaa wareysi gobol dhan lahjaddiisa iyo fankiisa lagu…

Maxaa sababay sare u kaca furiinka Soomaalida Kenya?

Qaadiga Muslimiinta Kenya ayaa walaac ka muujiyay tirada sii kordheysa ee burburka qoysaska Islaamka ee dalkaas, gaar ahaan Soomaalida. Xafiiska Qaadiga ayaa sheegay in sannadihii dambe ay sii kordheesay tirada qoysaska burburay dhowrkii sano ee…

Dhaqan horseedi kara in Faraxumeyn lagugu eedeeyo!

Iyada oo ay  rag badan la tahay in ay kalsooni, Shaqsiyad fiican iyo niyad wanaagsan leeyihiin sidaas awgeedna kukaca dhaqamo aysan ceeb u arkin haddana haweenku waxa ay neceb yihiin dhaqamada raggaas ee kuwahan dumarka,…

Hayeenkii Faneed ee Saxardiid Maxamuud Cilmi (Jebiye)

Waxa magaalada Hargeysa ku geeriyooday  hal-abuurkii weynaa ee Saxardiid Maxamuud Cilmi, naxariistii Janno Ilaahay ha ka waaraabiyo dhammaanteenna Ilaahay Samir iyo iimaan ha inaga siiyo. Ila wadaaga wax aan sidaa u sii badnayn oo aan…