Shiinaha oo sheegay inuu garab taagan yahay ilaalinta Midnimada iyo Madaxbannaanid Soomaaliya
Kooxaha Burcad Badeedda Soomaalida ayaa sii daayay Markab u afduubnaa sida ay ku warrameen ilo amni oo xogtaan u gudbiyay Warbaahinta inkasta oo aysan bixin macluumaad intaas ka dheer sida hadalka loo dhigay. Markabka ka…
War hordhac ah oo kasoo baxay Dowlad-Goboleedka Puntland ayaa lagu sheegay in Hay’adaha Ammaanka ay ku raad joogaan kooxdii dishay Allaha u naxariistee Ganacsade Axmed Yuusuf Haamey oo xalay lagu dilay Magaalada Gaalkacyo. Saraakiil katirsan…
Ehelka 10 Badmaax oo u dhashay Dalka Pakistan isla markaana ay haystaan Kooxo Burcad Badeed Soomaali ah ayaa dhigay dibadbax ay ku dalbadeen in dib xorriyaddooda loogu siiyo Dadkooda oo si qasab ah u afduuban.…
Shil sababay khasaara kala duwan ayaa saakay ka dhacay Deegaanka Karin dhiig ee Koofur Galbeed kaga beegan Degmada Dangorayo ee Gobolka Nugaal kaddib markii ay isku dhaceen labo Gaari oo lagu kala sheegay Booyad shidaal…
Howlgallo ay Ciidamada Ammaanka Dowlad-Goboleedka Puntland ay ka sameeyeen Magaalada Boosaaso ay kusoo qabteen Dad isugu jira Rag iyo Dumar oo ku eedeysan ka ganacsiga Hubka sharci darrada ah iyo walxaha maanka-dooriya sida Xashiishka. Booliiska…
Siciid Maxamed Siciid oo ku magac dheeraa Siciid Gundho oo la sheegay in uu ka xannuunsaa Dhimirka ayaa saakay isku dilay goob ganacsi oo ku taalla Degmada Ufayn ee Gobolka Bari Dowlad Goboleedka Puntland sida…
Puntland iyo dowladda federaalka ah ee Soomaaliya waxa muddo dheer ka dhexeeyay khilaaf siyaasadeed oo soo noqnoqday, kaas oo mararka qaar ka gudbay muran siyaasadeed oo qura una gudbay loolan ku saabsan awood qeybsiga khayraadka,…
Waxaa sii xooggaysanaya digniinta iyo walaaca is dhinac socda ee laga muujinayo dib usoo noqoshada awoodda Kooxaha Burcad Badeedda Soomaaliya iyada oo arrintan ay saamayn taban ku reebi doonto amniga geeska Afrika. Bilihii u dambeeyay…
Dhul gariir lagu sheegay in uu ahaa 6.0 Magnitude ayaa ku dhuftay Degmo Xeebeedka Caluula ee Dowlad Goboleedka Puntland ee Soomaaliya, dhul gariirkaan waxa uu dhacay waqtigii kala wareegga Saacadda ee saqda dhexe sida ay…
Maamulka Puntland ayaa war kasoo saaray afduubka Kooxaha Burcad Badeeda ay ka gaysteen deeggannada maamulkaas, waxa uu intaas ku daray in ay dabagal ku samaynayaan dadka ku lugta leh weerarradaas sida hadalka loo dhigay. Dowlad…