1. Home
  2. Banaadir

Category: PUNTLAND

Six Somali Fishers messing

Reports from Puntland state of Somalia Coast saying that six Somali fishers are messing when their Fishing Vessel sink. Gure Ali Omar is one of Bari Region Officials he said the Fishers missed when they…

Lix kalluumeysato ah oo lagu la’yahay Xeebaha Puntland

Wararka ka imanaya degaannada Maamulka Puntland gaar ahaanna Gobolka Bari waxaa ay sheegayaan in meydka mid ka mid ah lix Kalluumeysato ahaa oo shalay la waayay la helay iyada oo inta kale ay wali maqanyihiin.…

Taliyaha Booliska iyo Keating oo gaaray Gaalkacyo

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliya  Bashiir Cabdi Maxamed(Ameeriko) iyo Ergeyga Qaramada Midoobey ee Soomaaliya Michael Keating,ayaa gaaray Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug. Wafddiga gaaray Gaalkacyo,waxaa ay booqanayaan Xerada ay ku jiraan Ciidamada ka socda dowladda Federaalka…

Gaalkacyo: Dad ku dhintay dadbley rasaas ku furtay Gaari Qaad waday

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug waxaa ay sheegayaan in hal qof uu geeriyooday qof kalena uu dhaawac soo gaaray. Falkan ayaa dhacay kaddib markii koox hubeysan ay isku dayeen in…

Wasaaradaha Kalluumeysiga D.Goboleedyada oo xiriirka u jaray midda Federaalka.

War saxaafadeed ay wada jir u soo saareen Wasaaradaha Kalluumeysiga Dowlad Goboleedyada Soomaaliya ayey ku sheegeen in ay hakiyeen wixii xiriir wada shaqeyneed ahaa ee ay la lahaayeen Wasaaradda Kalluumeysiga Dowladda Federaalka ah. Wasiirrada Wasaaradaha…