Ergeyga Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya ee Micheal Keating ayaa gaaray Magaalada Garowe ee Xarunta Maamulka Punt;and. Socdaalka Keating ee Garowe ayaa la sheegayaa in uu la xiriiro kulan uu la qaadanayo hoggaanka Ururrada Haweenka…
Jaamac Maxamed Axmed ; Taliyaha Ciidamada Isku dhafka ee Gaalkacyo oo la hadlay Idaacadda Mustaqbal ayaa sheegay in Taliyaha Ciidamada Booliiska Soomaaliyeed ay ka dalbadeen in la kordhiyo Ciidamada ka howlgala Magaaladaasi. Waxa uu sheegay…
Reports from Puntland state of Somalia Coast saying that six Somali fishers are messing when their Fishing Vessel sink. Gure Ali Omar is one of Bari Region Officials he said the Fishers missed when they…
Wararka ka imanaya degaannada Maamulka Puntland gaar ahaanna Gobolka Bari waxaa ay sheegayaan in meydka mid ka mid ah lix Kalluumeysato ahaa oo shalay la waayay la helay iyada oo inta kale ay wali maqanyihiin.…
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliya Bashiir Cabdi Maxamed(Ameeriko) iyo Ergeyga Qaramada Midoobey ee Soomaaliya Michael Keating,ayaa gaaray Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug. Wafddiga gaaray Gaalkacyo,waxaa ay booqanayaan Xerada ay ku jiraan Ciidamada ka socda dowladda Federaalka…
Wararka naga soo gaaraya Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug waxaa ay sheegayaan in hal qof uu geeriyooday qof kalena uu dhaawac soo gaaray. Falkan ayaa dhacay kaddib markii koox hubeysan ay isku dayeen in…
War saxaafadeed ay wada jir u soo saareen Wasaaradaha Kalluumeysiga Dowlad Goboleedyada Soomaaliya ayey ku sheegeen in ay hakiyeen wixii xiriir wada shaqeyneed ahaa ee ay la lahaayeen Wasaaradda Kalluumeysiga Dowladda Federaalka ah. Wasiirrada Wasaaradaha…