1. Home
  2. Author Blogs

Author: Mustaqbal media

Mustaqbal media

Baarlamaanka Venazuela oo xasaanaddii ka qaaday Ninkii sheegtay madaxweynaha

Baarlamaanka dalka Venazuela ayaa xasaanaddii ka qaaday Guddoomiyihii Baarlamaanka dalkaasi Juan Guaido, kaas oo dhawaan sheegay in uu isagu yahay madaxweynaah saxda ah ee dalkaasi. Go’aanka Baarlamaanka ayaa waddada u xaaraya in la soo xiro lana…

Kenya oo sheegtay in ay taageero buuxo u tahay AMISOM iyo Somaliya

Dowladda Kenya ayaa sheegtay in ay taageereyso howlgalka Midowga Afrika ee AMISOM, sidoo kalena ay ka go’antahay nabadeynta Soomaaliya. Magaalada Nairobi waxaa ka socda shir looga hadlayo miisanaiyadda Howlgalka AMISOM ee 2020 iyo qorshe howleedka…

Kenya oo afar qof u maxkamadeysay weerarkii Jaamacadda Gaarisa

Dacwad oogaha guud ee Kenya ayaa soo gaba gabeeyay eedaha loo heysto afar qof oo ka mid ahaa dad loo heysto weerarkii Jaamacadda Gaarisa ee dhacay sanadkii 2015. Afarta qof ee shalay ka soo muuqday…

Dab ka kacay Goob Ganacsi oo ku taalla Guraceel, Sawirro

Degmada Guraceel ee Gobolka Galguduud waxaa ka kacay Dab, saaka oo Axad ah,waxaana dadka degaanka ay ku howllanyihiin daminta dabkaas. wararku waxaa ay sheegayaa in dabka oo ka kacay Kaalin shidaal oo ku taalla Guraceel…

Al-shabab executed nine people in four days

Al-shabab committed another execution at Kamsuma Village in Lower Jubba Region on Saturday after accused of spying foreign Agencies. At Squad in Kamsuma Village yesterday afternoon, Al-shabab shot four men mostly youth over links to…

Al-shabab oo afar qof ku toogatay Kamsuuma

Dhaq dhaqaaqa Al-shababa ayaa fagaare ku yaalla degaanka Kamsuuma ee Gobolka Jubada hoose ku dilay Afar Nin oo ay ku eedeeyeen in ay basaasiin u ahaayeen dowladda Soomaaliya, iyo sirdoonno caalami ah. Afarta qof ee…

Muxuu ku qotomaa heshiis ay Adis ababa ku kala saxiixdeen Soomaaliya iyo Itoobiya?

Magaalada Adis ababa ee Caasimadda Dalka Itoobiya ayaa waxaa heshiis ku kala saxiixday Dowladaha Soomaaliya iyo Itoobiya. Heshiiskan oo la xiriira iskaashiga dhinaca wax soo saarka, Xoolaha iyo Beeraha ayaa waxaa kala saxiixay Wasiirka Xannaanada…

Ra’isalwasaare Kheyre iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ku wajahan Mareykanka

Wafddi ballaaran oo ka socda Dowladda Soomaaliya ayaa dhawaan u ambabaxaya Dalka Mareykanka,waxaana wafdigan hoggaaminaya Ra’isalwasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre. Ujeeddada safarka Ra’isalwasaaraha iyo Wafddigiisa ee Mareykanka ayaa ah in Washington uu kula kulmayo madaxda…

Ilaalada Hotel Shamow oo Haweeney curiyaan aheyd ku dilay Muqdisho, Dhegeysi

Haweeney ka mid ah dadka Baahiyaha gaarka ah qaba ayaa waxaa lagu dilay Hotelka Shamow ee Magaalada Muqdisho. Qof ka mid ah dadka Goobjoogayaasha ah ayaa u sheegay Idaacadda Mustaqbal in mid ka mid ah…

Sargaal ka tirsanaa Milatariga Somaliya oo lagu dilay Beledweyn.

Wararka ka imanaya Xaafadda Howlwadaag ee Magaalada Beledweyne ayaa sheegaya in halkaas lagu dilay sarkaal ka tirsanaa Milatariga Soomaaliya. Sarkaalkan ayaa magaciisa lagu sheegay Cumar Cabdi Mahad, waxaana la dilay isaga oo ka soo baxayay…