1. Home
  2. DIBADDA/Wararka

Category: DIBADDA/Wararka

Madaxweynaha Gambia oo Shacabkiisa ka dibadbaxaya Koronto la’aanta ka codsaday in ay is dejiyaan

Madaxweynaha Gambia, Adama Barrow oo ka hadlay dibadbaxyada ka socda dalkiisa ee ka dhashay koronto la’aanta iyo deegaannada qaar oo si goos goos ah loo helo adeeggaas kaddib markii cillad ay ku timid matoorada dabka…

Iiraan oo gacanta ku dhigtay mid kamid ah Gujisyada Maraykanka ugu muhiimsan

Ciidanka Ilaalada Kacaanka Iiraan ayaa sheegay in ay gacanta ku dhigeen mid kamid ah Maraakiibta yaryar ee gujiska loo yaqaan isla markaana taga gunta hoose ee Badda si Xukuumadda Washington ay ula socota dhaqdhaqaaqa Marinka…

Qaramada Midoobay, Midowga Afrika & IGAD oo ka shiraya xaaladda Suudaan

Diblumaasiyiin ka socda Qaramada Midoobay, Midowga Afrika iyo Urur Goboleedka IGAD ayaa Magaalada New York ku leh shir looga hadlayo Xaaladda Suudaan iyaga oo diiradda saaraya sidii loo heli lahaa xal waara oo lagu saldhigayo…

Boqolaal u dhashay Burundi oo billaabay in ay Kenya ka baxaan

Boqolaal Muwaadiniin u dhashay Dalka Burundi oo ku sugan Kenya ayaa billaabay in ay dib ugu laabtaan dalkooda kaddib markii Xukuumadda Nairobi ay soosaartay amar si toos ah u taabanaya Ajaanibta Ganacsiga yaryar ku leh…

Maraykanka oo ku adkaystay in uusan isbaddelin Mowqifkiisa midnimada & Wadajirka Soomaaliya

Dowladda Maraykanka ayaa ku adkaysatay in weli isbaddelin mowqifkeeda ku saabsan midnimada iyo wadajirka Dhuleed ee Soomaaliya iyada oo meesha ka saartay wararka la isla dhexmarayay ee ah in Maamulka Trump uu Israa’iil ku raacay…

Dowladda Yemen oo sheegtay in xubno katirsan AS ay ku dishay Dagaal ka dhacay Dalkaas

War kasoo baxay Dowladda Yemen ayaa lagu sheegay in dagaal ka dhacay dalkaas lagu dilay xubno katirsan AS oo Soomaali ah kuwaas oo maydadkooda lagu arkay Xeebaha Galbeedka Dalkaas sida hadalka loo dhigay. Yemen ayaa…

Bolivia oo baaraysa qarax sababay dhimasho badan oo ka dhacay xero ciidan

Dowladda Bolivia ayaa sheegtay in ay weli ku howlan tahay baaritaannada qaraxa ka dhacay xero ciidan ee ku taalla Viacha oo 30 Kiilo mitir u jirta Caasimadda Las Paz waxaana ku dhintay in la xaqiijiyay…

Sayga Madaxweynaha Tanzania oo geeriyooday

Dowladda Tanzania ayaa xaqiijisay in uu dhintay, Hafidh Ameir Hassan oo ah Sayga Haweeneyda Madaxweynaha ka ah Dalkaas ee lagu magacaabo Samia Suluhu Hassan sida lagu sheegay Bayaan laga baahiyay Warbaahinta Dowladda. Hafidh iyo Samia…

Shidaalka Maraakiibta lagu shubo oo sii yaraanaya

Digniin culus ayaa laga diray halista ka dhallan karta yaraanta ku socota shidaalka Maraakiibta lagu shubo ee Bunker Fuel la dhaho ee laga helo dalalka sifeeyo shidaalka kaddib markii colaadda Bariga Dhexe ay saamayn taban…

Ehelka Badmaaxiyiin u afduuban Burcad Badeed Soomaali ah oo dibadbax dhigay

Ehelka 10 Badmaax oo u dhashay Dalka Pakistan isla markaana ay haystaan Kooxo Burcad Badeed Soomaali ah ayaa dhigay dibadbax ay ku dalbadeen in dib xorriyaddooda loogu siiyo Dadkooda oo si qasab ah u afduuban.…