Shirarka looga hadlayo Mustaqbalka AUSSOM oo ka kala socda Muqdisho, Addis Ababa & Kampala
November-1978, James Warren Jones; oo ahaa xagjir Kirishtaan ah una dhashay Mareykanka ayaa magaalada Indianapolis ee gobolka Indiana ee Mareykanka waxa uu ka furtay xero lagu magacaabi jiray Jonestown, taas oo raacsanayd Kaniisadiisa Peoples Tample…
Ereyga Qaanuun oo ka soo jeeda Latin (Canon, Law) waxa lagu qeexaa in uu yahay: Xirmo xeerar ah (Set of rules) guud oo dhowrsan, taas oo xukunta dhaqanka iyo xiriirka dadka marka la joogo bulshada…
Maamulayaasha, Agaasimeyaasha, Shaqaalaha Warbaahinta dowladda iyo xubno katirsan golaha Wasiirada ayaa kaqaybgalay kulanka oo uu soo qabanqaabiyey Xafiiska Ra’isalwasaaruhu. Ra’isalwasaare Maxamed Xuseen Rooble oo ahaa qofka ugu dambeeya ee soo gala kulanka ayaa salaam iyo…
Todobo qof oo kamid ah hormuudka Warbaahinta magaalada Muqdisho ayaa kaqaybgashay kulanka RW Rooble iyo madaxda xarumaha Warbaahinta, xafiisyada kulamada gaarka ah ee dhismaha XRW midkood ayuu kadhacay Shirku, laba xubnood oo kamid ah kooxda…
Dameerka & Maroodigu waa labada Astaamood ee ugu caansan siyaasadda Mareykanka, kuwaas oo lagu kala aqoonsado labada xisbi ee ugu waaweyn Mareykanka, waa xisbiga Dimoqraadiga oo Astaantiisu tahay Dameer iyo xisbiga Jamhuuriga oo Astaantiisu tahay…
Sida ay Mustaqbal u sheegeen madaxda Ururada Warbaahintu xeerar uu kamid yahay Xeerka Saxaafadda ayuu saxiixay madaxweyne Farmaajo kaddib muddo kudhow 8 bil oo xeerkaasi agyiil madaxweynaha islamarkaana sugayey in la saxiixo, MW Farmaajo ayaa…
Waxa uu ahaa kulan ay kaqaybgaleen inta badan madaxda xarumaha Warbaahinta madaxbannaan & Ururuada u dooda Saxaafadda, Barqo kulul ayuu billowday, mid kamid ah Hoolasha sida wanaagsan loo qurxiyey oo golaha xukuumaddu ku shiro ayaa…
Magaalada Hargeysa Xarunta Maamulka Somaliland waxaa maanta laga sii daayay Wariye Cabdimaalik Muuse Coldoon oo sanad iyo labo bilood xirnaa, waxaa la qabtay 19-kii Bishii April 2019-kii, kadib markii eedeymo loo jeediyay. Coldoon waxaa laga…