1. Home
  2. GUDAHA/wararka

Category: SAXAAFADDA

Sidee loo dhigaa qodob-wareed?

Qoraalka qodob-wareed waa kaduwan yahay dhigidda dhammaan maqaalada kale ama xirmooyinka xogaha xambaarsan, sababtu waa in qodob-wareedku uu u soo badhigayo ama soo gudbinayo xogta hab ama qaab gaar ah. Waa muhiim iyo lagama maarmaan…

Wasaaradda Warfaafinta & Isbeddelka laga filayo

4-tii wasiir ee ugu dambeysay ee soo martay wasaaradda warfaafinta  dowladda Soomaaliyeed waxa ay isugu jireen kuwo ay dhab ka ahayd oo rabay in ay wax kaqabtaan wasaaradda iyo kuwo doonayey in ay isaga jiraan…

Kulanka golaha guud ee Dalladda Warbaahinta Soomaaliyeed (SOMA) oo ka furmay Muqdisho

Kulankan oo ah midkii 5aad ee ay isugu yimaadaan xarumaha warbaahinta ee xubnaha ka ah Dalladda Warbaahinta Soomaalieed SOMA, ayaa ka furmay Muqdisho, waxaana ka qaybagkay kudhowaad 40 xarun warbaahineed oo xubno ka ah Dalladdan.…

“Areer Bariiska waa lawada cunayey! gaajana waa I haysay”!

Laba wiil oo Carruur ah oo dagaalaya ayaan u imid, waa jid dhexdiis, koox kale oo ay caseeyayaal isla yihiin ayaa isku caraadineysa, Iska dhici, dhulka dhigo, madaxa ku dhufo iyo ma inta bariiskaagii cunay…

Macno-tirka Mucaaradnimada!

Muwaadin Walba dowladda waxa uga aaddan laba arrimood oo muhiim ah: Taageero & Mucaarad, Taageero marka ay toosan tahay una shaqeyneyso si Wanaagsan! Mucaarad marka ay Qaldan tahay una falgeleyso si xun! Ujeeddada laga leeyahay…

Sidee Xukuumaddu u laaluushtay Xildhibaano katirsan Golaha Shacabka BFS?

10; July-2018, waxaa Baarlamaanka 10aad gaartay warqad loogu sheegay in uu xirmay kalfadhigga 3aad ee Baarlamaanka 10aad, madaxweynaha Soomaaliya waxa uu xilligaas ku maqnaa safar dibadda ah, kusimihiisa oo ah guddoomiyaha golaha shacabkuna waxa uu…

C/laahi Ciise Maxamuud ”Horseedkii Xoriyadda Soomaaliya”

Diiwaanka Taariikhda dal walba oo dunida ka mid ah waxaa ku xardhan sooyaalkii wadamadaasi iyo kifaaxii ay u soo galeen hanashada Madax banaanidooda,waxaa xusuus reebyadaasi ku tilmaaman muwaadiniintii naf iyo maalba u huray oo shucuubtooda…