1. Home
  2. GUDAHA/wararka

Category: SAXAAFADDA

Sooyaal Kooban: Madaxweyne Maxamed Mursi

Telefeshinka Masar ayaa shaaciyey geerida madaxweynihii hore ee Masar  Maxamed Mursi, geerida Mursi ayaa timid  intii lagu guda jiray fadhi kusaabsan maxkamadeyntiisa iyada oo loo haystay eed la xiriirta in uu u basaasayey ururka Xamaas…

Sidee u dhismayaa Guddiga Saxaafadda Soomaaliyeed?

Hindise sharciyeedka saxaafaddu waxa uu kamid yahay xeerarka ugu waqtiga dheer hayeeshee aan weli saldhigan, waxa uu soo billowday mashruuca xeerkani sanadkii 2007, hadda waxa uu kamid yahay hindise-sharciyeedyada horyaal Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya isaga oo…

Soo dhoweyntii Daahir Maxamuud Geelle Sagootin waa u ekayd!

Aniga iyo Xasan Cali Geeseey ayaa Talaadadii shalay 9:00am waxa aan u tagnay Danjire Daahir Maxamuud Geelle oo maanta xilkii wasiirnimo kategey . Waxa aan ugu tagnay qaybta hoyga u ah oo kudhextaal wasaaradda Warfaafinta,…

Shaqo Bannaan

Mustaqbal media oo kakooban Xarun Raadiye, Degital Tv iyo Webiste, waxna ku baahiya Baraha kaladuwan ee Bulshada  waxa uu kamid yahay Warbaahinta xirfad yahanka ah ee Soomaaliya, xaruntiisa weyn waxa ay kutaal Muqdisho Faahfaahin Shaqada…

Wax ka ogw Wasaarada Tamarta iyo Khayraadka Biyaha

Wasaarada Tamarta iyo Qeyraadka Biyaha sida la ogyahay sooma saarto Tamar (Koronto) ma qeybiso (lack for electrical grid and electrical transmission) mana gado (fix the price). Si kale hadaan u dhigno wasaaraddu ma bixiso adeegyadii…

Dr Cumar Iimaan ma tahay in uu Raalli gelin kabixiyo gefka kadhanka ah MW Cali Mahdi ee ku qoran Buuggiisa Tijaabadii Maxkamadaha.

Horraantii 1991 Rag katirsanaa Ururkii Al Itixaad kana mid ahaa culimada ugu waaweyn ayaa  kaddib dhismaha dowladdii madaxweyne Cali Mahdi Maxamed waxa ay u tageen Ahun Sheekh Maxamed Macalin, waxa ayna ka codsadeen in uu…

Facebook oo qoraneysa shaqaale Soomaali ah

Sharikadda Facebook oo todobaadkii la soo dhaafay u dabaaldegtay sanadguuradeedii 15aad ayaa shaacisay in ay qaadaneyso shaqaale cusub oo ka shaqeynaya Nairobi Kenya. Shaqaalaha ka shaqeynaya Xafiiska Nairobi ay ka fureyso ayaa u kala dhashay…

Afgembigii caddaa 21-Oktobar

21-Oktober-1969, 6 Maalin kaddib dilkii Allaha u naxariistee Madaxweyne Cabdirashiid Cali sharma’arke  waxa ka dhacay Jamhuuriyadda Soomaaliya afgenbigii loo bixiyey Inqillaabkii caddaa, oo malaha loola jeeday in aan dagaal loo adeegsan hirgelintiisa, taasina waxa ay…

Koofurgalbeed & Puntland maxaa kala duway labada doorasho?

Hordhac: Ahun: Cabdulqaadir Maxamed Aadan Soobe ayaa 1944-kii waxa uu xubin ka noqday xisbigii SYL, balse waxa uu kabaxay kaddib markii isaga iyo madaxdii SYL ay isku qabteen habka iyo xeerka lagu dhisayo jamhuuriyadda Soomaaliyeed…

Xiriiriyaha Wehsilowga ah & Raadiyaha!

 Raadiyuhu weli waa xiddigga ay dad badan ka helaan xogta maalinlaha ah iyo macluumaadka la xiriira waxa kadhacaya adduunka, sida ay shaacisay hay’adda QM Febraury- 2016, 44000 oo xarun Raadiye oo ka howlgasha adduunka oo…