1. Home
  2. GUDAHA/wararka

Category: Bulashada

RW XFS Xamsa Cabdi Barre: “Markii la isku furo Shirkadaha Isgaarsiinta waxaa ka dhalanaya Tartan Xalaal ah oo wanaagsan”.

Ra’iisul Wasaaraha XFS Xamsa Cabdi Barre oo Khudbad ka jeediyay Xaflad lagu daahfurayay Isku xirka Adeegga Shirkadaha Isgaarsiinta Dalka ayaa bogaadiyay in la jebiyo gidaarka adag ee kala dhexyaallay isu gudubka adeegyada Shirkadahaan. Xamsa Cabdi…

Nuucyada dembiyada & Erey-bixinta Qaanuunka ee Xeer Soomaaliga!

Afkeena Soomaaligu waxa uu kamid yahay Luuqadaha sida xowliga ah u koraya una sameynaya horumarka dhinaca ku hadalka ah, balse horumarkaasi uma socda dhinaca aqoonta, Cilmiga iyo Soomaaliyeynta Culuumta, taasina waxa ay horseedi kartaa in…

Ruushka oo lagala dagaalamayo Baraha Bulshada.

Dagaalka Ruushka uu ku qaaday Ukraine 24-Febaraayo-2022 oo galay maalintii 17aad ayaa sababay dhimasho, dhaawac, Barakac iyo burbur xooggan oo soo gaaray Dalkaas halka weli duqeyn ku socoto Magaalooyin dhowr ah. Mareykanka iyo xulufadiisa oo…

Gaadiidleyda Muqdisho oo cabasho ka muujiyay Sare u kaca ku yimid Qiimaha Shidaalka.

Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya waxaa laga dareemaya sare u kac ku yimid qiimaha Shidaalka oo ka mid ah nolol maalmeedka bulshada, kaas oo qeyb weyn ka qaata isusocodka dadka. Wadayaasha gaadiidka nuucyadiisa kala duwan…

Jarmalka oo €20 Milyan ku bixinaya wax ka qabashada Abaarta ka jirta Soomaaliya, Itoobiya & Kenya.

Dowladda Jarmalka ayaa qorsheysay in ay bixiso €20 Milyan oo Yuuro oo u dhiganta ($22 Milyan oo doollar) si wax looga qabto Abaarta ku dhufatay Soomaaliya, Itoobiya & Kenya oo saameyn taban ku reebtay malaayiin…

Japan oo kasoo kabatay dhibaatooyinka dhaqaale ee kasoo gaaray Covid-19.

Dowladda Japan ayaa hormar ka sameysay kasoo kabashada dhaqaale xumada kasoo gaartay Covid-19 2020, Xukuumadda ayaa sheegtay in 17 bil oo dib usoo kabasho ah kaddib ay ku guuleysatay in dhaqaalaheedu wanaagsanaado. Golaha Wasiirada Japan…

Daraasad:-Beerista timaha waxa ay sababtaa ragganimo xumo iyo dhimasho!

Cilmi-baaris cusub ayaa lagu ogaaday in daawooyinka loo isticmaalo daaweynta bidaarta ama beerista timaha ay sababi karto dhibaato xagga dareenka ah raga ah iyo dhimasho xitaa ka dib marka daawada la joojiyo. “Ragga qaata daawadaan…

Kenya oo sheegtay in Ayax uga Gudbay Soomaaliya & Itoobiya uu gaaray 9-Ismaamul Goboleed.

Kenya ayaa sheegtay in Ayax ka gudbay Soomaaliya & Itoobiya uu dhibaato ku hayo 9-Ismaamul Goboleed, saameynta ugu badan waxa uu ku reebay dhul daaqsimeed baaxadweyn & beero kala duwan. Ismaamulada sagaalka ah ay Kenya…

Faaiidooyinka Caafimaad ee ku jira Caanaha la fadhiisiyay ee (Yogurt) ama (Zabaadi).

Yogurt ama Caanaha la fadhiisiyay waa cunto fudud, waxaana ku Milan faaiidooyin dhowr ah oo uu ka helayo jirka qofka cuna ama joogteeya, waxaana ay jilcisaa Caloosha, kumana dhibtoodo dheefshiidka. Daraasad lagu sameeyay Caanaha la…

Magaalo kulmisay Haween ka tagay Rabshadaha Colombia!

Gabar Suxufiyad ah oo lasoo shaqeysay BBC, Al-Jazeera iyo Hay’ado kala duwan oo Warbaahineed ayaa Warbixin ka sameysay Xaaladda Haweenka ka cararay Colaadda Colombia ee dhaca Koofurta Ameerika. Waxa ay dul istaagtay rabshadihii horseeday in…