1. Home
  2. GUDAHA/wararka

Category: Bulashada

Sheekh Xaaraan ka dhigay adeegsiga FaceApp

Sheekh Cisaam Al Ruubo oo u dhashay Dalka Masar ayaa mamnuucay islamarkaana xaaraantinimeeyay adeegsiga App-ka FaceApp ee dadka u muujiya sawirradooda marka ay duqoobaan. Sheekha ayaa sheegay in App-kaasi uu xaaraanyahay isaga oo sabab uga…

Nin xaaskiisa oo uur leh ka soo riday dhisme gaaraya 34 Mitir

Wang Nan,oo 32 jir ah islamarkaana Uur leh ayaa ka badbaadday in ay dhimato markii Ninkeeda uu ka soo tuuray dhisme ka mid ah dabaq 34 Mitir ah dalka Thailand. Yu Xiaodong, oo 33, jir…

180 Sano kaddib, caasimadda Giriigga oo laga dhisay Masaajidkii ugu horreeyay

Muslimiinta Dalka Giriigga ayaa sugayay 180 Sanadood in ay helaan Masaajid rasmi ah oo ay ku cibaadeystaan. Dowladda Giriigga ayaa sheegtay in Masaajidkan oo dhismihiisa ay ku baxday lacag dhan $967,000 oo doollarka Mareykanka ah…

Geedkii saaxibtinnimada Trump iyo Macron oo dhintay

Geedkii saaxiibtinimada Trmup iyo Macron ee ay tallaaleen sanadkii hore ayaa hadda qallalay,waxaana hadal heynta ugu badan tahay in geedka uu la socday xiriirka sii xumaanaya ee Trump iyo Europe. Geedkaas oo sanadkii hore ay…

SOMALILAND LAMA DAAYO LAMANA DAAWEEYO!!

Gobolada Waqooyi –Somaliland – waxay xuriryadda qaadatay 26 Juun 1960. waxay ka xorowday gumeystihii ingiriiska, muddo shan maalmood ah ( 26 – 30 juun 1960 gobolada waqooyi waxay ahaayeen gobolkii ugu horeeyay ee shantii Soomaali…

Farriinta Wasiirka Boostada & Isgaarsiinta ee Maalinta Isgaarsiinta & Bulshada Macluumaadka ee Dunida.

(Muqdisho, 17 May 2019) Waxa aan ku faraxsanahay in aan bahda Isgaarsiinta iyo Tiknolojiyada Soomaaliyeed ugu hambalyeeyo maalintan qiimaha badan ee Maalinta Isgaarsiinta & Bulshada Macluumaadka ee Dunida (World Information Society Day), Maalintan oo hore…

Muniira Cabdalla oo 27 sano oo ay Kooma ku jirtay kaddib soo kacday!

Muniira Cabdalla waa Gabar u dhalatay Dalka Imaaraadka Carabta,waxaa ay 27 Sano ku jirtay Koomo,waxaana ay soo kacday mardhow. Waxaa ay shil Gaari ku dhaawacantay sanadkii 1991dii,xilligaas waxaa ay jirtay 32 Sano,shilka waxaa ay gashay…

Dadka naftoodo la sheekeysta waa dad caaqiliin ah!.

Dadka qaar ayaa naftooda la hadla marka ay marayaan jidadka ama ay joogaan suuqa ma ahan in ay waalanyihiin ee waxa ay ka caawineysaa in ay fahmaan wax qabadka ay doonayaan in ay qabtaan markaas…

Uganda: Baaskiil loo isticmaalo ambalaas ahaan oo lagu qaado dadka xanuunsan.

Yugandha waxa ay ku jirtaa dalalka ugu badan ee caruurta dhalaanka ahi uurka ku dhintaan ama xilaga dhalmada. 15 haween uur leh ama fool ah ayaa celcelis ahaan maalintii ku dhinta Kibibi oo kaliya oo…

10 shey oo jaceylka Ninkaaga xoojinaya. 

Ku aaminida iyo ku kalsoonaanta sirtaada.  Wuu ogyahay sirtaada oo dhan adigana waad u sheegtaa dhamaan, Waxaad sidaa u sameyneysaa in aad ku kalsoon tahay inta qof lagu kalsoonaan karo. Ma rabtid in uu isbadalo. …