1. Home
  2. Author Blogs

Author: Web master

Web master

Muqdisho: Meydka Gabar 15 jir ah oo lagasoo saaray dhismihii hore ee Wasaaradda arrimaha gudaha

Waaxda Gurmadka Deagdegga ah ee Maagalada Muqdisho ayaa maanta soo saaray meydka Gabar 15 jir ahayd oo uu xalay ku dumay dhismihii hore ee wasaaradda arrimaha gudaha Soomaaliya. Guriga dumay oo ku yaalla Degmada Boondheere…

Wasiir Cawad oo Jidda kula kulmay dhiggiisa Sucuudiga

Wasiirka wasaaradda arrimaha dibadda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa waxaa uu Magaalada Jidda ee dalka Sucuudigfa kula kulmay Wasiirka cusub ee arrimaha dibadda Sucuudiga Faisal Bin Farhan Bin Abdallah. Kulanka labada wasiir ayaa looga hadlay…

Ciidanka Kenya oo sheegay in ay la wareegeen amniga Madaxweyne ku xigeenka Jubaland

Wargeyska Daily Nation ee ka soo baxa dalka Kenya ayaa baahiyay in Ciidamada difaaca Kenya ay la wareegeen amniga Madaxweyne ku xigeenka Jubaland Maxamuud Sayid Aadan. Daily Nation oo xiganaya ilo ka mid ah Milatariga…

Withdrawal of 1,000 Burundian soldiers from Somalia begins

An official in Burundi says the withdrawal of 1,000 Burundian soldiers from the African Union regional force in Somalia has begun. The military official in Burundi, who insisted on anonymity because he is not authorized…

Ciidanka Burundi oo billaabay in ay ka baxaan Soomaaliya

Sarkaal sare oo ka tirsan Dowladda Burundi ayaa xaqiijiyay in Ciidamada Burundi ee ku jira AMISOM ay billaabeen in ay dalka ka baxaan si tartiib tartiib ah. Sarkaalkan oo magaciisa qariyay isaga oo ku dooday…

Ahlu Sunno oo dacwad ka gudbineysa dowladda Soomaaliya

Ururka Ahlu Sunna Waljamaaca ayaa ku dhawaaqay in ay dacwad kale ka gudbinayaan dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya oo ay ku eedeeyeen in ay xadgudub ka waddo degaannada Galmudug. Kulan hoggaanka Ahu Sunna ay xalay…

Booliska Somaliland oo xabsiga dhigay Ugaarsato ajaanib ah

Booliska Maamulka Somaliland ayaa xabsiga u taxaabay sagaal nin oo ugaarsato ah kuwaas oo lagu eedeeyay in ay s sharci darro ah u ugaarsanayeen duur joogta Somaliland. Raggan oo u dhashay Waddanka Imaaraadka Carabta ayaa…

Hay’adda WHO oo sheegtay in Fatahaadaha Somaliya ay ku dhinten 25 qof

Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee WHO ayaa shaacisay in ay geeriyoodeen 25 qof 47 kalena ay ku dhaawacmeen Fatahaadihii ugu dambeeyay ee Soomaaliya ay ka sameeyeen Wabiyada Jubba iyo Shabeelle. Bogga Twitterka ee Hay’adda Caafimaadka Adduunka…

Floods kill 25, injure 47 in Somalia: WHO

Floods have killed at least 25 people and injured 47 others as heavy rains continue to wreak havoc in Somalia, the World Health Organization (WHO) said. The WHO said the heavy rains pounding several parts…

Shirka ka dhacaya Caruusha oo looga hadlayo arrimaha Somaliya.

Magaadalada Caruusha ee Dalka Tanzania waxaa dhawaan ku kulmaya Madaxweynayaasha Waddamada Bariga Afrika,waxaana ay ka doodayaan sidii xubinnimada Ururkaas loogu dari lahaa Soomaaliya. Waddamada Burundi, Uganda, Tanzania, iyo Kenya oo xubno ka ah Ururka ayaa…