1. Home
  2. Banaadir

Category: GALMUDUG

Maxaa ka cusub Doorashada Galmudug?

Guddiga Madaxabannaan ee Doorashooyinka Qaranka ayaa shaaciyay in muddo 5 cisho oo dheeraad ah lagu daray Doorashada Dowlad Goboleedka Galmudug oo lagu waday in ay dhacdo 25ka bishaan. Guddigu waxa uu shaaciyay in 30ka bishaan…

Laba qof oo ku geeriyooday isu soobax ka qabsoomay magaalada Caabudwaaq

Ugu yaraan laba qof oo rayid ah ayaa ku geeriyooday magaalada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud, ka dib markii ciidamada ilaalada u ah Musharax Madaxweynaha Galmudug, Liibaan Axmed, ay rasaas ku fureen dad shacab ah. Dhacdadan…

Ciidamada DFS oo howlgallo ka dhan ah ‘AS’ ka wada HirShabeelle & Galmudug

Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa billaabay howlgallo ka dhan ah ‘AS’ oo xooggiisa ka socda deegaanno katirsan Dowlad-Goboleedyada HirShabeelle iyo Galmudug halkaas oo sidoo kale uu ka socdo abaabul ciidan. Ciidamada Federaalka waxaa garabsiinaya Dadka…

Wasiir Fiqi “Dagaalka ‘AS’ waxaa ka dhiman halmar oo aan gacansaarno”

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi ayaa sheegay in howlgallada ka dhanka ah ‘AS’ ee dhowaan lagu dhaqaaqayo ay yihiin kuwo ka duwan howlgalladii hore sida uu hadalka u dhigay. Axmed Fiqi…

Wasiirka Gaashaandhigga XFS & Taliyaha CXD oo gaaray Degmada Ceeldheer ee Gobolka Galgaduud

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi iyo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka, Sarreeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud ayaa gaaray Degmada Ceeldheer ee Gobolka Galgaduud Dowlad-Goboleedka Galmudug. Kormeerka Wasiirka Gaashaandhigga iyo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka…

NISA oo xero ciidan ka dhisanaysa Balanbal

Agaasimaha Hay’adda Sirdoonka & Nabadsugidda Qaranka, Mahad Maxamed Salaad ayaa maanta dhagax dhigay Xero ay NISA ku yeelanayso Magaalada Balanbal ee Gobolka Galgaduud si looga shaqeeyo adkaynta Amniga Magaaladaas & Deegaannada hoostaga. Saraakiil katirsan Taliska…

Agaasimaha Nabadsugidda, Mahad Salaad oo Dhagax dhigay Xarunta NISA ee Caabudwaaq

Agaasimaha Hay’adda Sirdoonka & Nabadsugidda Qaranka, Mahad Maxamed Salaad oo ay wehliyeen mas’uuliyiin kala duwan ayaa si wadajir ah u dhagax-dhigay Xarunta NISA ee Degmada Caabudwaaq ee Waqooyiga Gobolka Galgaduud. Xaruntaan waxa ay noqonaysaa xero…

Maxaa sababay in uu Axmed Qoorqoor ka tanaasulo u tartamidda Xilka Madaxweynaha DG Galmudug?

Madaxweynaha Dowlad-Goboleedka Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa sheegay in uu ka tanaasulay u tartamidda xilka madaxweynaha Dowlad-Goboleedkaas kaddib kulamo uu la qaatay mas’uuliyiin katirsan Dowladda Federaalka oo dhinac isla dhigeen qorshaha Doorashooyinka Dalka. Axmed…

RW Xamsa Cabdi Barre “Caalamkii naga tagay ayaa dib noogu soo noqonaya oo Dalka Maalgashanaya”

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa sheegay in Soomaaliya ay kasoo kabatay dhibaatooyinkii ay ka dhaxashay burburkii Dowladda iyo colaadihii sokeeye ee Dalka saamaynta taban ku reebay. Xamsa ayaa sheegay in Soomaaliya…

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo gaaray Magaalada Dhuusamareeb

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre iyo wafdi la socda ayaa duhurnimadii maanta gaaray Magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Dowlad-Goboleedka Galmudug halkaas oo uu ka billaabyo kulamo wadatashi ah. Garoonka Diyaaradaha Ugaas Nuur ee…