1. Home
  2. Author Blogs

Author: MM Staff

MM Staff

Shiinaha oo sheegay inuu garab taagan yahay ilaalinta Midnimada iyo Madaxbannaanid Soomaaliya

Shiinaha ayaa mar kale muujiyay taageerada uu u hayo ilaalinta midnimada, madaxbannaanida iyo wadajirka dhuleed ee Soomaaliya. Arrintan ayaa soo baxday kaddib kulan Muqdisho ku dhexmaray Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya,…

BFS oo joojiyay lacagihii Xildhibaannada looga jari jiray aaska Xildhibaanka dhinta

Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa joojiyay lacag dhan $100 oo Xildhibaannada looga jari jiray in lagu aaso Xildhibaanka dhinta kaddib markii su’aalo ay ka keenneen qaar kamid ah Xildhibaannadaas. Guddoonka Golaha Shacabka oo…

Turkiga oo 2027 Soomaaliya ka diraya Dayax gacmeed

Dowladda Turkiga ayaa qorsheyneysa in sannadka soo socda 2027 ay Soomaaliya ka dirto Dayax gacmeed sida uu ku warramaya safiirka la sagootiyay ee baddelka lagu sameeyay, waxaana socda diyaarinta xarunta dayax gacmeedkaas laga dirayo. Waxa…

Kooxaha Burcad Badeedda Soomaalida oo sii daayay Markab u afduubnaa

Kooxaha Burcad Badeedda Soomaalida ayaa sii daayay Markab u afduubnaa sida ay ku warrameen ilo amni oo xogtaan u gudbiyay Warbaahinta inkasta oo aysan bixin macluumaad intaas ka dheer sida hadalka loo dhigay. Markabka ka…

Waa kuma Danjiraha Cusub ee Turkiga ee xilka kala wareegaya Alper Aktaş?

Alper Aktaş oo ahaa Danjirihii Turkiga ee Soomaaliya 2024 ilaa 2026 ayaa laga sagootiyay Magaalada Muqdisho waxaana Ankara ay u diyaargaroobaysaa isbaddelka cusub iyo waaya shaqo ee danjiraha cusub ee lagu magacaabo Ferhat Alkan. Danjiraha…

Israa’iil oo kusoo biirtay dhinacyada Itoobiya la raadinaya Saldhig ay ka hesho Badda Cas

Maamulka Israa’iil ayaa ku biiray dhinacyada u xusul duubaya sidii Itoobiya ay saldhig joogto ah uga heli lahayd Badda Cas sida uu sheegay Danjiraha Yuhuudda ee Addis Ababa, Avraham Neguise oo asal ahaan kasoo jeeda…

Weerarradii lagu burburiyay New York & Washington oo 25 sano laga joogo

Rubac qarni ayaa maanta laga joogaa markii Diyaarado la afduubtay ay ka dhex baxeen daarihii Ganacsiga ahaa ee Mataanaha ahaa ee New York iyo Washington iyada oo halkaas Maraykanku uu sheegay in ay uga dhinteen…

Aljeeriya oo hawadeeda ka joojisay Diyaaradaha Imaaraatka

Dowladda Aljeeriya ayaa maanta oo jimco ah dhaqangelisay go’aankii ay ku joojisay inay hawadeeda adeegsadaan Diyaaradaha uu leeyahay Isutagga Imaaraatka Carabta ee isugu jira kuwa Rayidka ah iyo kuwa Ciidanka ah. Aljeeriya ayaa shalay jartay…

Xisbiga KAAH oo Riyo ku tilmaamay ciidanka uu Cirro sheegay in uu u dirayo Gaza

Xisbiga Mucaaradka ah ee KAAH ayaa riyo ku tilmaamay hadalka kasoo yeeray Hoggaamiyaha Maamulka Waqooyi Galbeed, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi Cirro ee ah in 2 kun oo Askari ay u dirayaan Magaalada Gaza ee Dhulka Falastiin.…

Talyaaniga oo qaadaya tallaabooyin looga hortagayo Tahriibayaasha ay ku jiraan Soomaalida

Dowladda Talyaaniga ayaa sheegtay in ay xoojinayso dedaallada ay uga hortagayso qulqulka Tahriibayaasha ay qaybta ka yihiin Soomaalida oo bilihii lasoo dhaafay kordhay halka qaar kale ay ku dhinteen xeebaheeda iyaga oo aanay gaarin hadafkii…