Hiba Maxamed Cuddoon (Hiba Nuura) oo kamid ahayd fannaaniintii hoballada Qaranka Waaberi ayaa tacsi kaddib waxa ay ka xog-warrantay taariikhda Allaha u naxariiste Ustaad Axmed Naaji Sacad oo fanka ku jiray waqti dheer oo xalay…
AHUN Muxudiin Sheekh Muumin (Jiim Sheekh Muumin) ayaa maanta ku geeriyooday Magaalada Muqdisho oo ku xannuunsanaa waayihii dambe sida Mustaqbal ay u xaqiijiyeen ehelkiisa. Marxuum Jiim Sheekh Muumin ayaa ku dhashay Degmada Buulaburte ee Gobolka…
Abwaan Maxamuud C/laahi Ciise Singub Alle ha janneeyo , sannnadkii 1944 ayuu ku dhashay deegaanka Dhagaxbuur , gobolka Jarar ee dhulka Soomaali galbeed , halkaasi ayuu muddo ka ahaa Geeljire markii uu kacaamay sidoo kalena…
Waxa magaalada Hargeysa ku geeriyooday hal-abuurkii weynaa ee Saxardiid Maxamuud Cilmi, naxariistii Janno Ilaahay ha ka waaraabiyo dhammaanteenna Ilaahay Samir iyo iimaan ha inaga siiyo. Ila wadaaga wax aan sidaa u sii badnayn oo aan…