1. Home
  2. DIBADDA/CIYAARAHA

Category: ARAGTIDA DADWAYNAHA

Dib-u-eegista Hannaanka Doorashooyinka Soomaaliya: Casharradii Laga Bartay Doorashooyinka Dadban

“Hadafka ugu weyn waa in la dhiso nidaam doorasho oo kor u qaada kalsoonida shacabka, yareeya awood-urursiga, isla markaana horseeda doorashooyin loo dhan yahay” Dib-u-dhiskii Jamhuuriyadda Saddexaad ee Soomaaliya sanadkii 2000 wuxuu horseeday in dalka…

Soomaaliya oo Wajahaysa Cimilada Isbedelaysa: Waqtiga Ficilka iyo Ka Hortaga Dhibaatooyinka Degdegga ah

1. Hordhac Isbeddelka cimilada waa mid ka mid ah caqabadaha ugu waaweyn ee deegaanka iyo nolosha aadanaha maanta wajahayo, waxaana uu saameyn ba’an ku yeeshay dhulalka, bulshooyinka, iyo nidaamyada dabiiciga ah ee adduunka. Heer kulka…

Cunaqabatayntii Hubka ee Soomaaliya; maxaa dhacay kaddib iyo ka hor?

Hordhac Kooban. Cunaqabatayntii hubka ee saarnayd Soomaaliya muddo ka badan soddon sano, waxa ay ahayd mid ka dhalatay burburkii dawladnimo iyo dagaalladii sokeeye ee uu hubka lafdhabar u noqday. December 2023 golaha ammaanka ee Qaramada…

Sooyaalka Sheekh Xasan Barsane iyo Halgankii Iskacaabinta Talyaaniga iyo Xabashida

Hordhac Halganka gobonnimadoonka ee Sheekh Xasan Barsane, lagu difaacaayay dhulka Soomaaliyeed, waxaa sees u ahaa oo shidaalinaayya Islaamnimada. Xiriirkii uu sheekha kusoo sameeyay dhulka Xijaas, waxay dhaxalsiisay ballaarinta baaxadda halganka kaddib markii uu qayb ka…

Duni Bilaa Xeer ah: Ku tumashada xeerarka Caalamiga ah ee Qarniga 21aad.

 Gogoldhig Taariikh ahaan, bulshooyinkii hore waxay ku tiirsanaayeen xeerar aan qorneyn oo ku saleysan qiyam wadajir ah, caqiidooyin diimeed, iyo baahiyo nololeed si loo ilaaliyo kala dambaynta loona xalliyo khilaafaadka. Waxaa bulshooyinkaas ragaadiyay Cadaalad darro,…

Yuusuf Garaad “Aad ayaan ugu faraxsanahay in aan ka hadleyno Shidaal laga soo saarayo Soomaaliya”

Dekedda Xamar waxaa taagan markabkii Turkiga ee qodi lahaa shidaalka Soomaaliya ka dib markii la sahmiyay goobaha qaar. Sharikadda Mareykanka ee Chevron ee Shidaalka, Gaaska iyo Tamarta ee fadhigeesu yahay Houston iyo Sharikadda British Petrolium…

Go’aanka Golaha Wasiirada ee Burinta Heshiisyada Imaaraadka iyo Saameynta Juqurafi-Siyaasadeedka!

Go’aanka taariikhiga ah ee ka soo baxay Golaha Wasiirada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya taariikhdu markay ahayd 12-ka Janaayo 2026, waa mid beddelaya wajiga siyaasadda arrimaha dibadda iyo amniga qaranka ee Geeska Afrika. Go’aankan, oo si toos…

Haka Harin Hirka AI

“Haddii aadan maalin adeegsan AI kaliya micnaheedu ma ahan inaadan maalinna u baahan, ee waxay ka tarjumaysaa sida aad dhagool kaga tahay isbeddellada hareerahaaga ka socda.”  Taniyo markii uu shaacsane noqday AI, gaar ahaan AI-da…

Muxuu yahay Khilaafka Sharci ee Heshiiska DP World iyo Jabuuti?

DP World waa Shirkad maaraysa Dekadaha isla markaasna horumarisa, waxa ay sidoo kale bixisaa adeegyada xamuulka, kaydinta iyo Logistic-ada, waxaa la’aasaasay 2005 waana Shirkad laga leeyahay dalka Imaaraatka Caraabta UAE. Dowladda Jabuuti iyo DP World…

Dhul, Isir iyo Lahaansho: waxaa la joogaa xilligii ay Soomaalidu ka gudbi lahayd qabiil deegaan sheeganaya

Hordhac: xujo qaran oo aan weli laga jawaabin Dhulka Soomaaliya ma aha kheyraad dabiici ah oo kaliya, waa arin xiriir toosan la leh raadinta sharaf, aqoonsi, iyo awood bulsho. Su’aasha ah “Yaa iska leh dhulka Soomaaliya?”…