1. Home
  2. Banaadir

Category: ARAGTIDA DADWAYNAHA

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee dalka ma leeyahay doorka  magacaabista guddi kormeera Doorashooyinka Ururka Qareennada?

Hordhac Ra’yi sharcigaan wuxuu baarayaa su’aasha ah in Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya uu leeyahay doorka sharciga ah ama dastuuriga ah ee magacaabista guddi kormeera doorashooyinka Ururka Qareennada Soomaaliyeed (oo sidoo kale loo…

Fallanqayn aragtiyada salka u ah Siyaasadda caalamiga ah (International Politics)

Dunida waxaa ka alloosan xiisad, colaad iyo qalqal, dalkii dunida ugu awoodda badnaa ayay inta badan ka soo baxayaan, sharciyo, amaro iyo goodis dunida inteeda badan qalqal ku haya. Saddex aragti siyasaadeed oo lagu barto…

LAASCAANOOD: MILICSIGA MAAMUL DHISAN 2 SANO

Qoraalkan waxa uu daarran yahay warbixin kooban oo ka dhalatay safar gaaban oo aan markiisii iigu horraysay noloshayda ku tagay qeybo ka mid ah degaannada Maamulgoboleedka Soomaaliyeed ee SSC-Khaatumo, safarkaas oo aan intiisa badan ku…

Muxuu yahay dhaawaca uu madaxweyne Sheekh Shariif u geystay gobolka Banaadir?

Madaxweyne Shariif Sheekh Axmed wuxuu gobolka Banaadir u gaystay dhaawacyo siyaasadeed oo ay ilaa maanta ka soo waaqsan la’dahay. Isaga ayaana horseeday seddax caqabadood oo maanta ku horgudban horumarka dadka iyo deegaanka Muqdisho. Madaxweyne Shariif…

Marka adiga oo nool rajadu dhimato: Dhallinyaradu ma tahriibayaan ee waa la tahriibinayaa!

Dhibaatooyinka tahriibka dhallinyarada Soomaaliyeed ma ahan kuwo si sahlan looga sheekayn karo. Waa sheekooyin nololeed oo xanuun badan maskaxda iyo qalbigana gilgilaya. Maalin kasta dhallinyaro badan waxay galaan safaro ay naftooda halis geliyaan. Ma raadinayaan…

Sheekh Xasan Barsane: Halgan ka dhan ah duulaankii Itoobiya iyo Talyaaniga

Rubacii ugu danbeeyay ee qarnigii 19aad ilaa horaanta qarniga 20aad, waxa ay quwadaha Yurub isu fidinaayeen inay gacanta ku dhigaan Geeska Africa, ayada oo culimada islaamka ay noqdeen horjoogayaasha iyo hogaanka muqaawamada Soomaalida. Waxa ay…

Taariikhdu maxay ku xukumi doontaa Jiilkeyga?

Dadkii dhashay horraantii Sagaashameeyadii xiligii ay burbureysay Dowladdii Dhexe ee Soomaaliya haatan waxa ay u dhexeeyaan soddon illaa afartan sano. Waa jiil imtixaan badan la kulmay oo aan badankoodu fursad u helin in ay ku…

Soo kabashada cajiibka ah ee Muqdisho: sidee madaxweyne Xasan Sheekh uga dhigay caasimadda mid nabad ah!

Muddo dheer, Muqdisho waxay ahayd meel argagax leh. Qaraxyo ismiidaamin ah oo isdaba joog ah, dilal qorshaysan, iyo baad, magaaladan wax walba way aragtay. Dadku waxay subaxdii ka baxayeen guryahooda iyaga oo aan hubin inay…

Xildhibaan Ayuub Ismaaciil “Xikmad iyo Xeelad Diblamaasiyadeed ayaan Xalka ku Gaadhnay”

Kowdii January, 2024, ayey soo baxday Is-afgaradkii Itoobiya iyo maamulka Somaliland, taas oo ay si weyn u diideen dawladda Soomaaliya iyo dadka Soomaaliyeed. Dawladda Soomaaliya ee uu hoggaamiyo Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud si weyn ayey…

Duqa Caasimadda iyo Xaaladda Muqdisho.

Duqa Magaalada Muqdisho ee cusub, Maxamed Axmed Amiir, waa aqoonyahan iyo oday xilliyo kala duwan soo shaqeeyay. Wuxuu ka mid yahay dadka aamminsan in xaajada la rogrogo oo la isku dayo in dhan walba laga…