Masar oo markale garab istaag u muujisay midnimada & Xasiloonida Soomaaliya
Sida ay ku warrantay Warbaahinta ku hadasha Afka Maamulka Israa’iil, waxaa maalmo dheeraad ah lagu daray xaaladda degdega ah ee ka dhalatay cabsida ay ka muujinayaan duqaymaha uga imaanaya Iiraan iyo xulufadeeda.
Xukuumadda Netanyahu ayaa soo jeedisay in ay Dadka Yuhuudda ah ay kusii sugnaadaan dhismaha Dhulka hoostiisa ah iyo meelo ay u doorteen in ay ku habboon yihiin nabadgalyada ugana gabbaadsan karaan duqaymaha ku dhacaysa.
Waqtiga cusub waxa uu ku siman yahay ilaa 11ka August ee sannadkaan waxaa dhinac yaalla doorasho markii loo baahdo la kordhino iyada oo arrintaasi ay tahay mid ku xiran colaadda iyo duqayama ka imaanaya Iiraan iyo xulufadeeda.
Mustaqbal
