1. Home
  2. GUDAHA/wararka

Category: xisbiyada

Guddiga Madax banaan ee doorashooyinka oo diiwaangeliyay Axsaab cusub

Guddiga Madaxbanaan ee doorashooyinka Qaran  ayaa maanta diiwaangeliyay islamarkaana shahaadooyinkooda guddoonsiiyay ilaa lix xisbi oo si KMG ah isu diiwaangeliyay. Axsaabta cusub ee Maanta la diiwaangeliyay ayaa waxaa ay kala yihiin; 1-Xisbiga qaran, 2-Xisbiga hor-usocodka…

Xaliimo Yarey “Waxa aan u xayiranahay shuruucda doorashooyinka oo aan la’aantood shaqeyn karin”.

Gudoomiyaha Guddiga Doorashooynka Madaxa Banaan Xaliimo Ismaaciil Ibraahim (Xaliimo Yarey) ayaa ka hadashay qorshaha ay ku wajahayaan doorashada Soomaaliya ee la filayo in ay dhacdo 2021-ka. Waxa ay sheegtay in habka ama shuruucda lagu hagayo…

Maxay u xiran yihiin Jidadka Muqdisho?

Isgoysyada iyo Jidadka waaweyn ee magaalada Muqdisho  oo  muhiim u ah isku xirka ganacsiga iyo socdaalka dadweynaha ayaa xiran, sidaas awgeed waxaa jira saxmad iyo ciriiri badan oo ay gaadiidka iyo dadweynuhuba ka cabayaan. Waxa…

Maxaa mideeyey Daljir & UPD?

Horraantii bisha Okt-2018  madaxweynihii hore ee Soomaaliya xildhibaan Xasan Sheekh Maxamuud ayaa 20 bilood kaddib markii looga guuleystay tartankii madaxtinimada Soomaaliya ee sanadkii 2016 waxa uu uga dhawaaqay magaalada Muqdisho urur siyaasadeedka Midowga Nabadda iyo…

Xeer-dejinta hannaanka labada gole (Bicameral system)

Dabayaaqadii 2016; Dowladnimada iyo xukunka madaniga ah ee Jamhuuriyadda Soomaaliya waxa ku soo kordhay hannaanka xeer-dejinta labada gole (Bicameral system) ee Baarlamaanka, Dastuurka KMG ah ee Jamhuuriyadda Soomaaliya oo ergo ka kooban 825 Qof ay meelmarisay…

Shaqaalaha Dowladdu xubin ma ka noqon karaa xisbiyada siyaasadda?

Soomaaliya waxa ay u socotaa heerkii ay dowladnimadeedu ku billaabatay oo ah hannanaka xisbiyada badan, sidaas awgeed waxaa kadhismaya xisbiyo siyaasadeed oo hordhac u ah kaqaybgalka muwaadiniinta ee siyaasadda iyo hoggaanka dalka. Habka ay xisbiyadu…