Masar oo markale garab istaag u muujisay midnimada & Xasiloonida Soomaaliya
Guddoomiyihii xilka laga qaaday ee Bangiga dhexe ee Puntland Cabdi Ismaaciil Boos, oo maanta warbaahinta kula hadlay magaalada Garoowe, ayaa sharci-darro ku tilmaamay xilka qaadista uu ku sameeyay madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni. Mr Boos,…
Hay’adda Nabad Sugida Jubaland ayaa maanta oo Arbaco ah magaalada Kismaayo kusoo bandhigay sideed ruux oo la sheegay in ay kasoo goosteen ururka Al-Shabaab. Shaqsiyaadkan ayaa isku dhiibay hay’addaha nabad-gelyadda Jubbaland, sidda ay xaqiijisay Wasaaradda…
Ergayga ugu sarreeya Qaramada Midoobay ee Geeska Afrika oo booqasho ku yimid Soomaaliya isagoo rajo ka muujiyay horumarka dalka maadaama ay Soomaaliya sannad muhiim ah u tahay 2020. Sarkaalka UN-ka ayaa labadii maalmood ee la…
Guddiga Doorashada Guddoomiyaha Baarlamaanka dowlad Goboleedka Galmudug ayaa billaabay qabashada araajida musharrixiinta u loollamaya xilka Guddoomiyaha Baarlamaanka maamulka Galmudug. Qabashada araajida musharrixiinta ayaa ku eg maanta oo Arboco ah,waxaana berri la dhegeysanayaa khudbadaha musharrixiinta u…
Somaliland ayaa maanta oo Arbaco ah dil toogasho ku fulisay Lix nin oo horey u xukunaa, kuwaaas oo qaarkood muddo dheer xabsi ku jiray. Lixda nin ee Somaliland toogatay ayaa saaka toogashadoodu ka dhacday jeelka…
Muhaajiriin Soomaali ku jirto tiradoodu guud dhamayd 122 qof ayaa la sheegay in lagu qabtay Goballadda Bariga iyo Koofur Bari ee dalkaasi. Hadal ka soo baxay Hay’adaha Ammaanka ee Turkiga ayaa lagu sheegay in Muhaajirriintaasi…
Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ansixiyay Hindise-sharciyeedka Wax-ka beddelka Xeerka Warbaahinta. Ajendaha Kulanka maanta ayaa ahaa; Akhrinta 3aad ee Hindise-sharciyeedka Wax-ka beddelka Xeerka Warbaahinta. Guddomiyaha Guddiga Horumarinta, Adeega Bulshada, Arrimaha Aadanimada, Warfaafinta iyo…
Uga yaraan labo Askari oo ka tirsan Ciidanka Amaanka ayaa lagu dilay qarax duhurnimadii maanta lagula eegtay deegaalka Ceelasha biyaha ee duleedka Mgaalada Muqdisho. Qaraxa oo ahaa miinada nooca dhulka lagu aaso ah ayaa dadka…
Madaxweynaha Dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa isku shaandheyn ku sameeyay Golaha Wasiirrada ee dalkiisa. Wasiirrada xasaasiga ah ee ay saameysay isku shaandheynta ayaa waxaa ka mid ah Arrimaha dibadda, Gaashaandhigga iyo Ganacsiga. Monica Juma –…
Shirkadda DP World ee laga leeyahay dalka Imaaraadka Carabta ayaa ku guuleysatay wareeg kale oo sharci ah oo ka dhan ah dowladda Jabuuti oo ku aadan dekeda Doraleh. Maxkamaa Xallinta Khilaafaadka Caalamiga ah ee London…