Baarlamaanka Waqooyi Bari oo ansixiyay qaraar ka dhan ah Maamulka Waqooyi Galbeed
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa dalka dib ugu soo laabtay kaddib ka qayb-galkiisii Shir Madaxeedka dalalka Jaamacadda Carabta iyo Midowga Yurub oo maanta lagu soo gabagabeeyay magaalada Sharm El-Sheikh ee dalka Masar. Shirka Madaxeedka…
Kooxo hubeysan, ayaa siyaabo kala duwan dilal uga geysatay Caawa magaalooyinka Muqdisho iyo Beledweyne ee gobolada Hiiraan iyo Banaadir. Dilka hore, waxa uu ka dhacay Xaafada Al-Baraka ee degmada Hodan, halkaasoo lagu dilay Wiil dhalinyaro…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray dalka Masar, si ay uga qayb-galaan Shir Madaxeedka dalalka Carabta iyo Midowga Yurub oo berri ka furmaya magaalada Sharma El-Sheikh. Shir Madaxeedka dalalka Carabta…
Madaxweynaha Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa tacsi u diray qoyska, eheladii iyo dhammaan shacabka Soomaaliyeed ee uu ka geeriyooday Eebbe ha u naxariistee Xildhibaan Cismaan Cilmi Boqorre oo maanta lagu dilay magaalada Muqdisho. “Eebbe ha…
Wararka naga soo gaaraya degmada Kaaraan ee Waqooyiga magaalada Muqdisho, ayaa sheegay in goordhow lagu dilay Xildhibaan katirsan golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya. Xildhibaanka la dilay oo lagu magacaabo Cismaan Cilmi Boqore, waxa uu dilkiisa…