1. Home
  2. Author Blogs

Author: News Editor

News Editor

RW Kuxigeenka dalka oo guddoomiyay Shir looga hadlay arrimaha Xajka Iyo Qodobo Kale.

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Soomaaliya Mahdi Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar), ayaa maanta guddoomiyay kulan ay yeesheen guddi hoosaadka Golaha Wasiirrada ee ku jira Tubta horumarinta arrimaha bulshada. Kulanka tubta horumarinta arrimaha bulshada ayaa maanta looga hadlay…

Gabar kamid ah Shaqaalaha dowladda oo ka badbaay qarax gaarigeeda loogu xiray.

Sida ay sheegayaan wararka aan ka heleyno Degmada Hawlwadaag ee Gobolka Banaadir, gaari la soo hoos geliyay waxyaabaja qarxa ayaa galabta ku qarxay Degmadaasi. Qaraxan oo lagu dhejiyey gaariga ayaa dhacay xaafad kutaal dhabarka dambe…

Madaxweyne Geelle oo maanta la hadlaya Xildhibaanada labada Aqal ee baarlamaanka Soomaaliya.

Madaxweynaha dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle, ayaa maanta hadal u jeedinaya Xildhibaanada Golaha Shacabka iyo Aqalka sare ee baarlamaanka Soomaaliya. Kulanka hadal jeedinta waxa uu ka dhacayaa dugsiga tababarka Ciidanka Booliska ee Jeneraal Kaahiye, halkaas…

Madaxweyne Farmaajo oo Villa Soomaaliya xalay casho sharaf ugu sameeyay Madaxweynaha Jabuuti iyo wafdigiisa

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa casho sharaf lagu maamuusayo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle iyo wafdiga uu hoggaaminayo ugu sameeyay Villa Soomaaliya. Labada Madaxweyne ayaa ku caweeyay heeso iyo suugaan kala…

Madaxweynaha Puntland Siciid Deni oo xariga ka Jaray kaydka shidaalka Garoonka diyaaradaha Garowe

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa xariga ka Jaray Xarunta Kaydka Shidaalka Diyaaradaha ee Garoonka Gen. Maxamed Abshir ee Caasimadda Puntland ee Garoowe. Munaasabadda xarig Jarka ayaa waxaa Madaxweynaha ku wehelinaayey Wasiirka Wasaaradda Duulista Hawada…

Madaxweynaha Maamulka Hirshabelle Waare oo booqasho ku jooga dalka Jarmalka

Madaxweynaha Maamul Goboleedka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare oo booqasho ku jooga dalka Jarmalka ayaa kulamo kula qaatay mas’uuliyiin ka tirsan dowladda wadankaasi iyo xubno ka tirsan maamul goboleedka Berlin. Madaxweynaha Hirshabelle ayaa waxaa safarkiisa Jarmalka…

Madaxweyne Farmaajo oo Caawa gaaray magaalada Kampala.

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Maxamed (Farmaajo) iyo wafdi uu hoggaaminayay ayaa Caawa gaaray magaalada Kampala ee caasimada dalka Uganda, halkaas oo ay uga bilaabatay booqasho laba Cisha ah. Madaxweyne Farmaajo, waxaa socdaalkiisa ku wehlinaya Wasiirka…

Muwaadin Soomaliyeed oo lagu dilay dalka Koonfur Afrika.

Muwaadin Somaliyed oo ka mid ahaa ganacsatada dalka Koonfur Afrika ayaa lagu dilay deegaan lagu magacaabo Paarl oo hoostaga Magaalada Cape Town ee dalka South Afrika. Burcad Koonfur Afrikaan ah ayaa la sheegay inay goobtiisa…

Dowladda oo soo saartay amarro ku saabsan gaadiidka xamuulka ee dakadda ka soo baxa

Kulan ay isugu yimaadeen Wasiirka Dekadaha iyo Gaadiidka Badda Xukuumadda Soomaaliya,Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho,Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda,taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed iyo hoggaanka sare ee maareeyaha Dekadda ayaa maanta ka dhacay…

Ciidamo Mareykan iyo Soomaali ah oo xalay duqeyn iyo dagaal toos ah ka fuliyay deegaanka Gamboole oo Shabaab ay heystaan.

Wararka naga soo gaaraya gobolka Sh.dhexe ayaa sheegaya in diyaarado dagaal ay xalay saqdii dhexe duqeyn xoogan la eegteen Saldhigyo Al-Shaabab ay leeyihiin, iyadoo uu jiro khasare dhimasho iyo dhaawacba leh oo weerarka ka dhashay.…