Turkiga oo kordhiyay Ciidamada iyo Tirada Maraakiibtooda ku sugan Xeebaha Soomaaliya
War kasoo baxay Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu beeniyay in duqayn loo adeegsaday qaraxa ka dhacay guriga taliyihii hore ee Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed, Gen Mahad Cabdiraxmaan Aadan oo dhaawac kasoo gaaray. Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa…
Taliyahii hore ee Ciidanka Asluubta, Janaraal Mahad Cabdiraxmaan Aadan oo loo garan ogyahay Taliye Shub oo xalay duqayn lagu beegsaday Guriga uu ku degen yahay Degmada Doolow ee Gobolka Gedo ayaa lagu warramayaa in laga…
Taliyaha NISA ee Gobolka Gedo, Cabdirashiid Maxamed Nuur (Cabdirashiid Janan) ayaa heshiis la galay maamulka Jubbaland oo muddo ay isku hayeen gacan ku haynta Degmooyin katirsan Gobolkaaas kaddib wadahadallo muddo labada dhinac u socday. Ergo…
Maamulka Jubbaland ayaa war kasoo saaray dagaalkii saakay ka dhacay Bariga Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug una dhaxaysay Ciidamada Daraawiishta Puntland iyo ciidanka PSF ee horay u sheegay in ay hoostagaan Dowlada Federaalka Soomaaliya. Jubbaland…
Saraakiil katirsan Dowlad-Goboleedka Jubbaland ayaa guullo ka sheegtay howlgal ciidanka Daraawiishta oo kaashanaya Kumaandooska Danab ay ka fuliyeen duleedka Magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubada Hoose. Waxa ay sheegeen in la burburiyay goobo ay ku sugnaayeen…
Wasiir ku xigeenkii Wasaaradda Waxbarashada Dowlad-Goboleedka Jubbaland, Muqtaar Kaamil ayaa ku geeriyooday Magaalada Nairobi ee xarunta Dalka Kenya kaddib markii la sheegay in uu qabtay xannuun degdeg ah sida ay shaaciyeen xubno katirsan ehelkiisa. Hoggaamiyaha…
Ciidamo katirsan Kumaandooska Danab oo garab ka helaya Daraawiishta Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa xalay dagaal la galay xubno katirsan ‘AS’ oo ku sugnaa Gobolka Jubada Hoose. Dagaalkaan waxaa ka dhashay khasaara kala duwan oo xooggiisa…
Dowladda Kenya ayaa diyaarisay Ciidamo cusub oo qayb ka noqonaya howlgalka Midowga Afrika ee AUSSOM kuwaas oo tababar kusoo dhammaystay xero ciidan oo ku taalla Isiolo si ay u xoojiyaan ciidanka KDF ee jooga Soomaaliya…
Dowlad-Goboleedka Jubbaland ayaa ciidamo dheeraad ah u dirtay furimaha hore ee Dagaalka ee Gobolka Jubada Hoose, waxaana ciidankaas la dardaarmay saraakiisha ciidamada iyo Wasiirka Amniga Gudaha Dowlad-Goboleedkaas, Sarreeye Gaas, Yuusuf Xuseen Cismaan Dhuumaal. Ciidankaan ayaa…
Dowlad-Goboleedka Jubbaland ayaa Gobolka Gedo dhigtay Gogol ay isugu imaanayaan mas’uuliyiinta maamulkaas, Siyaasiyiin, madax dhaqameed iyo dhinacyo kale si ay uga tashtaan Mustaqbalka Gobolkaas sida hadalka loo dhigay. Madaxweyne ku xigeenka koowaad ee Dowlad-Goboleedka Jubbaland,…