Masar oo markale garab istaag u muujisay midnimada & Xasiloonida Soomaaliya
Ciidamo katirsan Kumaandooska Danab oo garab ka helaya Daraawiishta Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa xalay dagaal la galay xubno katirsan ‘AS’ oo ku sugnaa Gobolka Jubada Hoose.
Dagaalkaan waxaa ka dhashay khasaara kala duwan oo xooggiisa gaaray dhinacyada dagaalamay, waxaana la sheegay aanay jirin xog muujinaysa waxyeello soo gaartay Dadka deegaanka.
Ciidamada Kumaandooska Danab iyo kuwa Daraawiishta Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa sheegay in ay gacanta ku dhigeen xubno katirsan ‘AS’ oo dhaawac soo gaaray.
La soco wixii kasoo kordha
Mustaqbal
