Shiinaha oo sheegay inuu garab taagan yahay ilaalinta Midnimada iyo Madaxbannaanid Soomaaliya
15ka xubnood ee Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa u codeeyay qaraar lagu waqti dheereynayo cunaqabataynta hubka ah eesaaran Gobolka Daarfuur ee Dalka Suudaan. Xubnaha codeeyay ayaa dhagaystay Warbixin ku saabsan xaaladihii ugu dambeeyay ee…
Bashaqle oo ku yaalla inta u dhexeysa Cadale iyo Warsheekh ee gobolka Shabeellaha Dhexe, ayaa la sheegay in uu isu beddelayo aag militari oo istiraatiiji ah, iyadoo agagaarka laga dhisayo kaabayaal amni oo la xiriira…
Kooxaha Gurmadka ee loo xilsaaray raadinta dadkii lagu waayay daadadkii ku rogmaday Dalka Nepal ayaa soosaaray labo qof oo muddo 9 cisho ah ku xayirnayd god biyo mareen noqday iyaga oo nool sida ay hadalka…
Puntland iyo dowladda federaalka ah ee Soomaaliya waxa muddo dheer ka dhexeeyay khilaaf siyaasadeed oo soo noqnoqday, kaas oo mararka qaar ka gudbay muran siyaasadeed oo qura una gudbay loolan ku saabsan awood qeybsiga khayraadka,…
Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump ayaa sheegay in uu G20 kala kaashanaya culayska dhaqaale uu rabo in la saaro Dalka Iiraan sida uu hadalka u dhigay si ay u aqbasho dedaallada wadahadallada ah ee socda. Fariintaan…
Mararka qaarkood, siyaasadda waxaa lagu cabbiraa hadallo dhaadheer; mararka kalena hal cinwaan oo filim ah ayaa xambaari kara fariin siyaasadeed oo ka weyn intii la filayay. Cinwaanka “السفارة في العمارة” ayaa dhawaan galay doodda siyaasadda…
Xukunka Maxkamadda Sare ee la xiriira doorashooyinka Galmudug wuxuu dhaliyay dood iyo hadal-hayn badan. Hase yeeshee, taariikhda Soomaaliya waxa ay muujinaysaa in murannada doorashooyinka iyo go’aannada Maxkamadda Sare ay marar badan noqdeen arrimo xasaasi ah…
Dagaalka Ganacsi ee kasoo dhex baxay Maraykanka iyo Canada ayaa sii xooggaystay kaddib markii Washington & Ottawa ay isku fahmi waayeen hab maamulka maaliyadeed ee canshuuraha badeecadaha sida ay ku warrameen ilo ku dhow dedaalladaas…
Sanduuqa Taakulada ee Qaramada Midoobay ee UNICEF ayaa warbixin uu kasoo saaray xaaladda Carruurta Soomaaliyeed kaddib markii ay istaagtay Kaalmadii lagu bixin jiray waxa uu dalbaday in si degdeg ah loo garab istaago carruurtaas. UNICEF…
Maamulka Puntland ayaa war kasoo saaray afduubka Kooxaha Burcad Badeeda ay ka gaysteen deeggannada maamulkaas, waxa uu intaas ku daray in ay dabagal ku samaynayaan dadka ku lugta leh weerarradaas sida hadalka loo dhigay. Dowlad…