Shiinaha oo sheegay inuu garab taagan yahay ilaalinta Midnimada iyo Madaxbannaanid Soomaaliya
Itoobiya ayaa wax ka baddel ku samaysay qaar kamid ah qodobada Dastuurkeeda iyada oo meesha ka saartay qodobkii 39aad ee dhigayay in ay go’i karaan Ismaamullada Dalkaas. Qodobkaan oo dood iyo falcelin dhaliyay ayaa ugu…
Hordhac Dowladnimadu ma aha oo keliya dhismaha hay’ado iyo magacaabista masuuliyiin; qiimaha ay leedahay waxaa lagu cabbiraa sida ay uga jawaabto baahiyaha muwaadiniinta. Muwaadinku wuxuu dowladda ka filayaa amni iyo xasillooni, adeegyo aasaasi ah, dhaqaale…
Ciidamada Dowladda Federaalka iyo kuwa Daraawiishta Maamulka Koofur Galbeed ayaa Rugo lagu xoojinayo Nabadgalyada Baydhabo ka sameystay Duleedka Magalaadaas sida Mustaqbal ay u xaqiijiyeen ilo ku sugan Gobolka Baay. Qorshahaan cusub waxa uu ka dhashay…
Agaasimihii hore ee Hay’adda Nabadda Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka NISA Xildhibaan Cabdullaahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe) ayaa shaaciyay in shacabka Soomaaliyeed aysan aqbali karin la safitaanka Al-Shabaab. Agaasimihii hore NISA Sanbaloolshe ayaa hadalkiisa daarnaa dhaqdhaqaayo ay…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Hooyo Safiya Macallin Cabdulle Cumar iyo wiilkeeda Maxamed Ciise Daahir, oo sannadkan kaalinta koowaad ka galay Imtixaankii Qaranka ee Dugsiyada Sare ee…
Warar laga helayo Paris iyo London ayaa ku warramaya in uu jiro khilaaf salkiisu yahay xakamaynta Tahriibayaasha uu kasoo dhex cusboonaaday Dalalka Faransiiska & Ingiriiska kaddib markii maalmihii lasoo dhaafay ay labadaas dal isaga kala…
Wasiir Ku xigeenkii Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliya Maxamuud Cabdullaahi Abuukaate ayaa iska casilay xilkii uu hayey, ka dib markii uu warqadda iscasilaaddiisa u gudbiyay Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre. Warqadda iscasilaadda oo uu u…
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa markii ugu horreysay dib u doorashadiisa safar dhulka ah ku maraya magaalooyin ka tirsan maamul gobaleedka Galmudug. Madaxweynaha ayaa lagu wadaa in maalinta berri ah gaaro magaalada Dhuusamareeb ee…
Hoggaamiyaha Maamulka Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa safar cawo socod ah xalay uga ambabaxay Magaalada Garoowe isaga oo kusii jeeda Magaalada Gaalacyo ee xarunta Gobolka Mudug. Deni ayaa lagu wadaa in uu Magaalada Gaalkacyo kula…
Dowladda Iiraan ayaa soo dhaweysay heshiiska ay sida wadajirka ah u galeen Dalalka Sacuudi Carabiya, Turkiga iyo Pakistan ee la xiriira dhinaca Difaaca kaas oo jimcihii ay qallinka ku duugeen madaxda dalalkaas. Wasiirka Arrimaha Dibadda…