1. Home
  2. Author Blogs

Author: MM Editor

MM Editor

Guddiga Doorashada Madaxweynaha iyo ku xigeenka Galmudug oo ku adkeystay in Doorashada ay ku qabanayaan Waqtigeeda.

Xildhibaan Maxamed Xuseen Tahliil Gudoomiyaha Guddiga Doorashada Madaxweynaha Galmudug iyo ku xigeenkiisa ayaa ka hadlay Doorashada la filayo in ay ka dhacdo Magaalada Dhuusamareeb. Waxa uu soo hadal qaaday shaqsiyaadka diidan jiritaanka Guddigaan, isaga oo…

Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka oo kulamo ka bilaabay Magaalada Baardheere ee Gobolka Gedo

Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/guuto Cabdixamiid Maxamed Dirir iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa kulamo gaar gaar ah ka bilaabay Magaalada Baardheere ee Gobolka Gedo. Ujeedka kulankooda waxa uu yahay qiimeynta Saldhigyada Ciidamada Militariga…

Madaxda Soomaaliya, Itoobiya iyo Eretareeya oo ku kulmaya Magaalada Asmara.

Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa sheegay in dhawaan ay kulan saddex geesood ah uu la yeelan doono Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Eretareeya. Qoraal uu soo dhigay bartiisa Twitter-ka Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed waxa uu…

Diiwaangelinta Musharxiinta Madaxweynaha Galmudug iyo Ku xigeenkiisa oo Waqti kale lagu daray.

Guddiga diiwaangelinta Musharixiinta Madaxweynaha Galmudug iyo ku xigeenkiisa oo maanta Kulan ku yeeshay Magaalada Dhuusamareeb waxa ay waqti kordhin u sameeyeen xubnaha xildoonka ah. Xiliga ay ku dareen guddiga waa 24-saac oo ku eg berri…

Mareykanka oo Kenya siiyay Diyaarado Dagaal.

Dowladda Mareykanka waxa ay Kenya siisay diyaarado dagaal oo ay uga talagaleen in ay u adeegsadaan Dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab. Tirade Diyaaradaha Kenya lasiiyay waxa ay gaarayaan lix diyaaradood oo nooca MD-530F ah, waxaana…

Ahlu sunna oo Dowladda Federaalka uga digtay qaabka ay u wado Dhismaha Galmudug.

Warsaxaafadeed kasoo baxay Madaxa Xukuumadda Galmudug Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan waxa uu kaga hadlay Xaaladda Siyaasadeed ee Galmudug ee Xiligaan. Sheekh Maxamed Shaakir waxa uu dul istaagay dhismaha Galmudug iyo culeyska siyaasadeed ee ka…

Gudoomiyaha Golaha Shacabka oo Soomaaliya ku matalayo Shir ka dhacaya Burkina Faso.

Wafdi Xildhibaano ah oo  uu Hogaaminaayo  Gudoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxman Ayaa Caawa ka ambabaxay Gegida Diyaaradaha Aadan Cabdulle International Airport ee Magaalada Muqdisho, Gudoomiye Mursal iyo Wafdigiisa waxa ay…

Golaha Wasiirada Soomaaliya kulan deg deg ah ka yeeshay Kaalmada Deyn-cafinta Norway.

Shir Maanta Magaalada Muqdisho ay ku yeesheen Golaha Wasiiraada Xukuumadda Soomaaliya waxa ay ku ansixiyeen oggolaanshaha heshiiska ay Norway ku caawineyso deyn-cafinta Soomaaliya. Dowladda Norway ayaa bixineysa lacag gaareysa $400 Milyan oo ah lacagta Bangiga…

Iskudaygii Itoobiya ee dib u dhigista Waqtiga Xorriyadda & Madaxbannaanida Soomaaliya.

Guddiga Diyaarinta Qabyoqoraalka heshiiska Maxmiyadda Talyaaniga ee Soomaaliyeed Guddiga diyaarinayey heshiiskaasi waxa uu ka koobnaa waddamada Faransiiska, Ciraaq, Filibiin, Mareykanka iyo Ingiriiska, Kolombiya & Masar Waxa jiray dowlado lagu casuumay in ay xubno aan cod…

Diamond Furniture announces company rebrand to Saabaan LLC

Diamond furniture LLC has announced it is moving to a new name as they try to rebrand the company with fresh name. The new name taken for Diamond Furniture is SAABAAN LLC, the word has…