Dowladda Soomaaliya oo qorsheyneysa dib u daabicista lacagta Shilinka Soomaaliga kaddib 36 sano
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Xukuumadda Soomaaliya Danjire Axmed Ciise Cawad oo kulan Muqdisho kula qaatay Wakiil goboleedka Xafiiska Qaramada Midoobey u qaabilsan maandooriyaha iyo dembiyada (UNODC), Dr. Amado Philip de Andrés. Labada dhinac…
Wararka Mustaqbal ay ka heleyso Magaalooyinka Dhuusamareeb iyo Cadaado waxa ay sheegayaan in maanta lagu qabanayo isku soo bax lagu taageerayo Madaxweyne Axmed Cabdi Kaariye oo ay doorteen baarlamaanka labaad ee Galmudug. Ciidamo katirsan Dowladda…
Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Danjire Axmed Ciise Cawad oo kulan Magaalada Muqdisho kula yeeshay Danjiraha Shiinaha ee Soomaaliya Qin Jian waxa ay kaga wada hadleen xaaladda China iyo kahor tagga cudurka Corona Virus. Qoraal kasoo…
Axmed Ducaale Geelle Xaaf Madaxweynaha Galmudug oo xalay la hadlayay Xildhibaanno uu dhawaan kaga dhawaaqay Magaalada Gaalkacyo waxa uu soo hadal qaaday doorashada maanta la filayo in ay ka dhacdo Magaalada Dhuusamareeb. Xaaf ayaa tilmaamay…
Hay’adda socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliyeed ayaa mar kale ku dhawaaqday in dib u dhacay bixinta Baasaboorka dalka oo dhammaadkii bishii janaayo sheegtay in todobaad dib loo dhigay bixinta baasaboorka. Qoraal xalay xili dambe ay soo…
Gudoomiyaha Golaha Aqalka sare Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo maanta shir gudoomiyay kaldhiga 6-aad kulankiisa 34-aad waxa uu ka hadlay xaaladda siyaasadeed ee Galmudug. Cabdi Xaashi Cabdullaahi Gudoomiyaha Golaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya waxa…
Maxakamada Ciidanka Qalabka Sida Qaybta 60-aad ee fadhigeedu yahay Magalada Baydhabo ayaa maanta dhageysatay dacwad loo heysto Askar katirsan Ciidamada Dowladda oo iibsaday hub la siiyay. Fadhiga waxaa ka qaybgalay galay saraakiil ciidan, dacwad oogayaal…
Wararka Mustaqbal ay ka heleyso Ex Control Balcad waxa ay sheegayaan in ciidamo katirsan howlgalka Midowga Afrika ee AMISOM lagu qarxiyay, waxaana ciidankaan wararku ay intaa ku darayaan in ay ka yimaadeen Gobolka Shabeelaha Dhexe.…
Gudoomiyaha Gobolka Bari ee Dowlad Goboleedka Puntland Cabdisamad Yuusuf Maxamed (Abwaan) oo warbaahinta kula hadlay Magaalada Boosaaso ayaa ka warbixiyay Xaaladda amni ee Magaalada. Gudoomiye Cabdisamad, Wasiirka Howlaha guud, Wasiir ku xigeenka Maaliyadda, Taliyaasha ciidamada…
Wararka Mustaqbal ay ka heleyso Magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta Galmudug ayaa sheegaya in Ciidamada Dowladda ay saakay howlgalo ka wadaan qaybo kamid ah Magaaladaas. Ciidamada oo ku sugan Baro hubin oo ay ka sameysteen Magaalada…