1. Home
  2. Author Blogs

Author: MM Editor

MM Editor

Ciidamada ammaanka Puntland oo xiray Dad ay ku tuhmayaan Al-Shabaab iyo Daacish.

Wararka Mustaqbal ay ka heleyso Magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari waxa ay sheegayaan in ciidamada ammaanka Dowlad Goboleedka Puntland howlgal kusoo qab-qabteen dhalinyaro ay la xiriirinayaan Al-Shabaab iyo Daacish. Ciidamada ammaanka waxa ay xireen…

Waan-waan looga hortago dagaal dhexmara Ciidamada Dowladda iyo kuwa Jubbaland oo ka socoto Balad Xaawo.

Wararka ka imaanaya Degmada Balad Xaawo ee Gobolka Gedo waxa ay sheegayaan in Xubno u badan Odoyaasha degmada ay bilaabeen waan-waan ay kaga hortagayaan shaqaaqo dhexmarta Ciidamada Dowladda Federalka iyo kuwa Dowlad Goboleedka Jubbaland. Waan-waanta…

Shir madaxeedka 33-aad ee Midowga Afrika oo maanta ka furmaya Magaalada Addis Ababa ee Dalka Ethiopia.

Magaalada Addis Ababa ee xarunta Midowga Afrika, dhanka kalena ah Caasimadda Ethiopia waxaa maanta ka furmaya shir madaxeedka 33-aad ee Ururkaas oo sanadkaan looga hadlayo arrimo dhowr ah. Waxyaabaha diiradda ay saarayaan Madaxda Afrika waxaa…

Jubbaland oo war kasoo saartay Iska hor imaad maanta Balad Xaawo ku dhexmaray Ciidamada DFS iyo kuwa Maamulkaas.

Madaxweyne ku xigeenka 1-aad ee Dowlad Goboleedka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan oo ku sugan Degmada Balad Xaawo ee Gobolka Gedo ayaa faah-faahin ka bixiyay iska hor imaad dhexmaray Ciidamada Dowladda iyo kuwa Maamulkaas. Maxamuud Sayid…

Golaha Aqalka sare BFS oo Ansixiyay Sharciga Doorashooyinka Dalka.

Senatara Golaha aqalka sare Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ansixiyay sharciga doorashooyinka oo ay ka doodayeen maalmihii lasoo dhaafay, isla markaana maanta ay marinayeen aqrinta saddexaad. Guddoonka Golaha Aqalka sare BFS ayaa markii ay dhameeyeen Aqrinta…

Maamulka Gobolka Bakool oo sheegay in ay qabteen Carruur ay tababareen Al-Shabaab.

Gudoomiyaha Amniga Degmada Xuddur ee Gobolka Bakool Ibraahim Isaaq Ibraahim (Shaati) oo la hadlay Warbaahinta ku hadasha Afka Dowladda ayaa faah-faahin ka bixiyay 9 Carruur oo ay qabteen ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya. Howlgalka Carruurta lagu…

Golaha Aqalka sare BFS oo maanta Cod gelinaya Sharciga Doorashooyinka oo dood ka taagan.

Senatarada Golaha Aqalka sare BFS ayaa maanta fadhi ka leh u codeynta Sharciga Doorashooyinka Qaranka ee heer Federaal oo ay dood ka yeesheen fadhiyadii ugu dambeeyay ee ay ku yeesheen xaruntooda. Sharcigaan Waxaa ka taagan…

Guddoonka Baarlamaanada Dalalka Carabta oo fadhi ka leh gorgortanka Qarniga ee Madaxweyne Trump.

Wafdi uu hogaaminayo guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo gaaray Magaalada Amman ee Caasimadda Jordan waxa ay ka qaybgalayaan shir deg deg ah oo maanta ka furmaya Magaaladaas. Ajendaha shirka waxa uu yahay in…

Wasiir Janan oo ka hadlay sida uu uga baxsaday Gacanta Dowladda Federaalka.

Wasiirka Amniga Jubbaland Cabdirashiid Xasan Cabdinuur Janan oo la hadlay BBC-da waxa uu ka sheekeeyay sida uu uga baxsaday Goob ay ku heysay Dowladda Federaalka Soomaaliya oo Muqdisho ku taalla. Janan waxa uu baxsaday 28-kii…

Xukuumadda Soomaaliya oo ka hadashay sababta Ciidamada Dowladda u geysay Gobolka Gedo.

Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye oo la hadlay Warbaahinta ku hadasha Afka Dowladda waxa uu sharaxay ciidamo katirsan Dowladda oo maalmihii lasoo dhaafay loo daad-gureynayay Gobolka Gedo. Hadal heyn ayaa ka…