Axmed Cabdi Kaariye Qoor-qoor Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug oo galabta Magaalada Dhuusamareeb kula kulmay Odoyaal iyo waxgarad waxa uu kala hadlay sidii ay garab istaag ugu sameyn lahaayeen Maamulkiisa Cusub. Qoraal laga soo saaray kulanka…
Wasiirka amniga Jubaland Cabdirashiid Xasan Cabdinuur Janan oo la hadlay VOA-da waxa uu ka jawaabay eedeyn kaga timid Xildhibaanada iyo Siyaasiyiinta kasoo jeeda Mandheera oo ay ku tilmaameen in dhibaato ku yahay deegaanka. Sidoo kale…
Somali President, Mohamed Abdullahi Farmajo has held constructive talks with the prime minister of Canada, Justin Trudeau on the margins of the 33rd African Union Summit in Addis Ababa, Ethiopia. The two leaders spoke about…
Somalia based al-Shabaab fighters on Sunday raided a construction site in Kenya’s coastal county of Lamu and burnt down two construction equipment. The equipment that was destroyed at the construction site near the Kenyan border…
Sida ay daabacday Shabakadda Madaxa banaan ee Almasdar Online, waxaa maanta oo isniin ah la helay meydadka Dad kalluumeysato ah oo loo maleynayo in ay yihiin Soomaali, lana waayay 27-kii bishii tagtay ee Janaayo. Dadka…
Degmada Buule Burte ee Gobolka Hiiraan waqti fog waxa ay ku jirtaa go’doon ay geliyeen Al-Shabaab, waxaana istaagay isku socodka Gaadiidkii gela iyo kuwa ka baxa Degmadaasi. Wadada kaliya u furan degmadaas waa dhanka duulimaadka…
Xildhibaan Moses Kurie oo ka tirsan Barlamaanka dalka Kenya Kuna Matala Madaxwaynaha dalkaas Uhuru ayaa Dhaleeceyn u jeediyey Wasaarada Arrimaha Dibada Kenya. Qoraal uu kusoo qoray Bartiisa Twitter-ka ayuu sheegay in siyaasadda Kenya ee Arrimaha…
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo oo kamid ah Madaxda ka qaybgaleysa Shirka Sanadeedka Ururka Midowga Afrika ayaa maanta khudbad ka jeedinaya shirkaas. Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad oo la hadlay…
Labo gaari oo ah Nuuca dhismaha Waddooyinka ayaa lagu gubay Deegaanka Milihoy ee ismaamulka Lamu, kadib markii ay weerar ku qaadeen rag katirsan Al-Shabaab sida ay warisay Warbaahinta Gudaha Kenya. Gaadiidkaan waxaa iska leh Shirkad…
Senator Xuseen Sheekh Maxamuud Xoghayaha Guddiga dib u eegista Dastuurka labada Aqal BFS oo la hadlay Mustaqbal ayaa sheegay in xiriirka aan wanaagsaneen ee ka dhaxeeya Dowladda Federaalka iyo Dowlad Goboleedyada uu saameyn taban ku…