Dowladda Suudaan oo Maamulka Puntland ku eedeysay in uu qayb ka yahay colaadda ka jirta Dalkeeda
Saabaan LLC has awarded its best employees for the third year in a row. The award ceremony took place in Zaytuun Palace Hotel, on 14 February 2020. The awarding ceremony was attended by the heads…
Hogaamiyaha guud ee Ahlu Sunna Macalin Maxamuud Sheekh Xasan Faarax oo ka hadlayay Munaasabad ka dhacday Magaalada Dhuusamareeb waxa uu ka hadlay Xaaladda Amni ee Xarunta Dowlad Goboleedka Galmudug. Waxa uu sheegay in dhacdooyin liddi…
War si wadajir ah uga soo baxay Sanduuqa Lacagta Adduunka iyo Bankiga Adduunka waxa ay kaga hadleen Xaaladda deyn Cafinta Soomaaliya iyo tallaabooyinka ay qaaday Dowladda Federaalka Soomaaliya. Guddiyada maamula labada hay’adood waxa ay qireen…
Wararka ka imaanaya Magaalada Kismaayo ee Xarunta KMG ah ee Dowlad Goboleedka Jubbaland waxa ay sheegayaan in saakay Ciidamada Maamulkaas ay sameeyeen howlgalo ay kusoo qabteen dad ay la xiriirinayaan Al-Shabaab. Dad ku sugan Magaalada…
Madaxweynaha DFS Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa ka hadlay Xaaladda Dalka, Faragelinta Dowladaha Shisheeye, Doorashada iyo Xisbiga Dowladda ku matalayo iyo hiigsiga Dowladda. Madaxweyne Farmaajo ayaa arrimahaan lagu Weydiiyay Wareysi uu siiyay TV-ga Universal, waxaana…
Tensions between Somali Federal government and regional states of Jubbaland and Galmudug remain high following the elections that were recently held in Kismayo and Dhusamareeb on August and February respectively The tension escalated after the…
Dowladda Mareykanka ayaa sheegtay in todobaadkan ay dib u billowday taageeraddi milatari ee ay siin jirtay ciidmada Dowladda Soomaaliya oo ay joojisay sanadkii 2017-kii. Mareykanka ayaa waqtigii uu joojinayay kaalmada uu haatan dib u bilaabay…
Magaalada Kismaayo waxaa maanta tagay Danjiraha Mareykanka Arrimaha Soomaaliya Donald Yamamoto iyo Taliyaha Howlgalka Mareykanka qaaradda Afrika ee loosoo gaabiyo AFRICOMStephan J. Townsen. Madaxtooyada Kismaayo waxa ay kula kulmeen Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland iyo saraakiil…
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo maanta dalka dib ugu soo laabtay ayaa kormeeray ku tagay Xarunta Tirakoobka Ciidanka Qalabka Sida oo lagu soo gabo-gabeeyey howlihii la xiriiray ururinta xogta iyo diyaarinta diiwaanka…
Khilaaf Siyaasadeed oo salka kuhaya Natiijada doorashooyinkii Agosto-2019 & Feb-2020 ka kala dhacay Kismaayo iyo Dhuusamareeb ayaa ka taagan labadaas dowlad-goboleed, labadaba waxaa ku lug leh xukuumadda dhexe ee Soomaaliya, dowlad-goboleedka Jubbaland iyo ASW oo…