1. Home
  2. Banaadir

Category: WARARKA-GUDAHA/DIBADDA

Xuutiyiinta oo qabsaday magaalo Istraatiiji ah oo u dhow Marinka Bab al-Mandab

Xuutiyiinta Yemen ayaa la sheegay in ay ku dadaalayaan gacan ku heynta magaalooyinka u dhow xeebaha Badda Cas, iyagoo doonaya inay maamulaan marinka muhiimka ah ee Bab al-Mandab. Wararka soo baxaya ayaa tilmaamaya in ciidamada…

Ciidamada Badda Shiinaha oo howlgal ka sameeyay Biyaha Soomaaliya

Ciidamada Badda Shiinaha ayaa xeebaha Soomaaliya ka sameeyay dhoolatus ciidan oo looga hortagayo burcad-badeeda, xilli xeebaha Soomaaliya iyo Gacanka Cadmeed ay mar kale ka soo cusboonaadeen weerarrada iyo afduubka maraakiibta. Dhoolatuskan waxaa fuliyay Guutada 49-aad…

Madaxweynaha Iira’an “Dhul dal muslim ah lagama weerari karo dal kale oo daris la ah’’

Madaxweynaha Iiraan, Masoud Pezeshkian, ayaa baaq nabadeed u diray dunida Islaamka, isagoo hoosta ka xariiqay inaan la aqbali karin in dalalka dariska ah loo adeegsado weerarro ka dhan ah Iiraan. Isagoo ka hadlayay Shirka 40-aad…

Dowladda Iiraan oo dil toogasho ah ku fuliyay qof ajnabi ah

Dowladda Iiraan ayaa ku dhawaaqday inay fulisay xukun dil ah oo lagu riday qof u dhashay dalka dibaddiisa, kaasi oo lagu eedeeyay inuu door hoggaamineed ka qaatay dibadbaxyo rabshado wata oo ka dhacay gudaha dalkaasi.…

Qiimaha Lacagta dalka Itoobiya oo hoos u dhacday

Lacagta Itoobiya ayaa qiimaheeda hoos u dhacay, iyadoo Dowladda dalkaasi ay ku dadaaleyso sidii ay uga soo kaban lahaayeen sicir bararkan. Itoobiya waxay sanadkan ku bixisay $2.2 bilyan si ay u taageerto lacagteeda, laakiin haddana…

Ra’iisul wasaarihii hore ee Pakistan, Imran Khan oo Isbitaal la dhigayo

Maxkamadda Sare ee dalka Pakistan ayaa maanta soo saartay amar la xiriira in raysal wasaarihii hore ee dalkaas, ahna aasaasaha xisbiga mucaaradka ee PTI, Imran Khan, laga wareejiyo xabsiga Adiala Loona lana geeyo Isbitaalka Shifa…

Madaxweynaha Uganda oo la dabaaldagay wiil uu awoow u yahay oo ku biiray ciidanka dalkaas

Madaxweynaha Uganda, Yoweri Museveni, ayaa hambalyo u diray wiilka uu awoowaha u yahay, Ruhamya Kainerugaba oo ka qalin-jabiyay Akadeemiyadda Militariga Boqortooyada Ingiriiska ee Sandhurst. Ruhamya, oo ah wiilka ugu weyn ee Taliyaha Ciidamada Difaaca Uganda,…

Cristiano Ronaldo oo shaaciyay inuu isaga fadhiisanayo Ciyaaraha Koobka Adduunka

Cristiano Ronaldo oo shaaciyay inuu Qorsheynayo inuu Ciyaaraha ka Fariisto sanadka soo socda, isagoo taariikh ku leh Kubbadda Cagta adduunka iyo mid xulka qaranka Portugal. Ronaldo oo hadda ah 41-jir, ayaa loo aqoonsan yahay mid…

Dowladda Soomaaliya oo cambaareysay dalka Kolombiya

Dowladda Soomaaliya ayaa si adag uga hortimid qorshaha lagu kala qeybinayo dalka Suuriya, iyadoo cambaareysay Go’aanka uu dalka Kolomiya Buuraleyda Golan ugu aqoonsatay dhul ay leedahay ISL. War-saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya…

Baarlamaanka Hungary oo doortay Madaxweynaha Cusub

Baarlamaanka dalka Hungary ayaa maanta Andras Baka u doortay Madaxweynaha dalkaasi, iyadoo ay cod qarsoodi ah ugu codeeyeen. Baka, oo ah 73-jir horey u ahaa Guddooomiyaha Maxkamadda Sare, ayaa loo yaqaannaa mid si weyn u…