EUFA Super Cup oo markii ugu horraysay caawa uu dhexdhexaadin doonno Garsoore aan Yurub u dhalan
Baarlamaanka dalka Hungary ayaa maanta Andras Baka u doortay Madaxweynaha dalkaasi, iyadoo ay cod qarsoodi ah ugu codeeyeen.
Baka, oo ah 73-jir horey u ahaa Guddooomiyaha Maxkamadda Sare, ayaa loo yaqaannaa mid si weyn u dhaliili jiray siyaasadda ra’iisul wasaarihii hore ee Viktor Orban.
Sida Guddoomiyaha Baarlamaanka Hungary ayaa sheegay in 140 cod uu helay Baka, halka 6 xildhibaan ay diideen.
Madaxweynaha cusub ee la doortay, Andras Baka oo hore u ahaa Mucaarad ayaa si rasmi ah xilka u la wareegi doona 19-ka bisha Agoosto ee sannadkan.
Mustaqbal
