1. Home
  2. DIBADDA/Wararka

Category: JUBBALAND

Taliyaha qeybta 43aad oo maanta xilka kula wareegaya Garbahaarreey

Maxamed Cali Maxamuud, oo ah Taliyaha cusub ee Qeybta 43aad ee Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya ayaa maanta xilka kala wareegaya taliyahii hore Jen.  Ismaaciil Saxar Diid. Jen Maxamed Cali,oo ay ahayd in xilkan uu kula…

Janaraal Bogmadow: Waxaan Jilib ku dilnay 30 dagaalame oo Shabaab ah iyo 4 Hogaamiye.

Ciidamada Kumaandooska Soomaaliya oo ay wehliyaan Ciidamo Mareykan ah ayaa Howlgal ka fuliyay degmada Jilib ee Gobolka Jubbada Dhaxe, Sidaas waxaa sheegay Saraakiil Ciidan. Howlgalka ayaa laga fuliyay Xarun tababar Al-shabaab ay ku lahayeen gudaha…