Inta la xaqiijiyay 2, qof ayaa geeriyootay, halka qof kalena uu dhaawacmay kaddib markii ay hoos galeen God ay kaawo ka qodoyeen oo kusoo dumay. Qaar kamid ah dadkii la shaqeynayay dadka dhibaatada dhimashada iyo…
Madaxweyne ku xigeenka 2-aad ee Maamulka Jubbaland Cabduqaadir Xaaji Maxamuud (Luga-dheere) ayaa Maanta kormeeray Buundada Baar Sanguuni oo dib u dayactir lagu wado. Maamulka Jubbaland ayaa bixinaya Dhaqaalaha Buundadaasi dib u dhiskeeda ku baxaya, waxa…
Booliska Magaalada Kismaayo ee Xarunta Maamulka Jubaland ayaa gacanta ku dhigay Rag hubeysay oo ka ganacsanayay Maandooriye. Raggan oo labo Nin ah ayaa lagu eedeeyay in si qarsoodi ah uga ganacsanayeen Maandooriyaha gudaha Magaalada Kismaayo.…
Wareegto ka soo baxday Madaxweyne ku xigeenka 1aad ee Maamulka Jubaland Maxamuud Sayid Aadan ayaa waxaa shaqo joojin lagu sameeyay maamulkii Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo. Waxaa loo magacaabay Maamul Kumeel gaar ah iyada oo…
Maamulka Jubaland ayaa amarro cusub dul dhigay Beelo dhawaan ku dagaallamay Degaan ku yaalla Galbeedka Magaalada Kismaayo. Kulan Magaalada Kismaayo ay ku yeesheen maas’uuliyiinta Jubaland ayaa laga soo saaray qodobo dhowr ah oo lagu sheegay…
Xarakada Al-shabaab ayaa shalay gelinkii dambe saddex Ruux ku toogtay Degmada Jilib ee Gobolka Jubada dhexe ee Koofurta Soomaaliya. Saddexda Qof ee la toogtay waxaa ka mid ahayd Haweeney lagu eedeeyay in ay ka tirsanayd…
Xildhibaan Cabdi Shire Ciyaar jecel oo ka mid ah Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa Idaacadda Mustaqbal uga warray kulan ay ku yeesheen Muqdisho oo ay uga hadleen Kufsi Shan Gabdhood loogu geystay Gobolka Gedo. Xildhibaanku waxaa…
Ciidamada Nabad Sugidda Maamulka Jubaland gaar ahaanna Degmada Af-Madow ayaa soo bandhigay Labo Nin oo ay sheegeen in ay ka goosteen Al-shabaab islamarkaana isu dhiibeen Maamulka Jubaland. Taliyaha Ciidanka Nabad sugidda Jubaland ee Af-Madow Aar…
Gudoomiyaha Guddiga Madaxa Banaan ee Xuduudaha iyo Federaalka oo Wareysi gaar ah siiyay Idaacadda Mustaqbal waxa uu kaga hadlay Howlaha horyaalla Guddigooda. Caqabadaha dalka ka jira ayuu sheegay in ay hor taagan tahay in ay…
Xoghayaha Rugta Ganacsiga Soomaaliya Shaafi Raabbi Kaahin,ayaa la siidaayay kaddib markii saaka lagu xiray Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho. Raabi ayaa la xiray kaddib markii Ciidanka amaanka ay weydiiyeen Kaarka Rugta Ganacsiga ee uu…